Wararka Maanta
Gaari hub u siday kooxda Al-shabaab oo lagu qabtay duuleedka magaalada Baledweyne
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay dul...
Warkii oo dhan »Fahad Yaasiin " Xasan Sheekh Labada Orod Mid ha daayo"
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Agaasimihii hore ee Hay'adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa qormo kooban uu ku qoray bartiis...
Warkii oo dhan »Xiisado colaadeed oo ka taagan magaalada Gaalkacyo xilli isimada dhaqanku ay soo saareen baaq nabadeed
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Xiisad colaadeed laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo, ee xarunta gobolka Mudug, kaddib markii xalay ay is-rasaasa...
Warkii oo dhan »Howlgal ka dhan ah Sameecadaha saaran Bajaajyada oo maanta Muqdisho ka bilaawday
Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Ciidamada amaanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgal ay ku beegsa...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Uu Dhisayo Ciidan Millateri oo Xoog Leh
Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in uu dhisi doono ciidan millateri...
Warkii oo dhan »Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranku (NIRA) oo bilowday daabacaadda Kaarka Aqoonsiga lafta ah
Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka, iyo Dib-u-heshiisiinta, Xil. Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh) ayaa maanta gud...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal aroornimadii hore ee saakay ku dhexmaray laba maleeshiyo beeleed oo w...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Jubaland oo u ambabaxay Dalka Kenya
Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Kismaayo...
Warkii oo dhan »SODMA iyo WFP oo ka wada hadlay xaaladaha bani'aadanimo ee ka jira Soomaaliya
Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Maclin Cabdulle ayaa ...
Warkii oo dhan »Sheekh Shariif " Hadii Xisbi gaar ah uu Doorasho kaligiis qabsado, Himilo Qaranna Doorasho ayay qabsan doontaa"
Sabti, January 18, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay in doorasho hal dhinac ay damacsan ta...
Warkii oo dhan »