Wararka Maanta
Ku dhawaad 100 Falastiniyiin ah oo laga sii daayay Xabsiyada Israa'iil oo gaaray magaalada Ramalah
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Ilaa 90 ruux oo Falastiiniyiin ah oo laga sii daayay Xabsiyada Israa'iil ayaa dib ula midoobay qoysaskooda, kad...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Sheegtay in ay Kor u Qaadayso Xidhiidhadeeda Itoobiya iyo Jabuuti
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in xukuumadiisu ay horumarin doon...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo qorsheeneysa dib u howlgelinta Warshadihii hore ee dalka
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Soomaaliya Cismaan Daallo oo la hadlay Tvga Qaranka ay...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo beenisay warar sheegayay iney u yeertay Safiirkeeda dalka Kenya
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa goordhaw beenisay wararka sheegayay in dowladda...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo Soo Dhaweeyay in Maraykanku uu Xafiis Dibulumaasiyadeed Ka Furto Hargeysa
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa soo dhaweeyay dadaallada aqoonsi raadinta Somalil...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasa...
Warkii oo dhan »Wasiiro Jubalanad ka tirsan oo tagay Doolow oo xayiraad duulimaad ay saarneyd
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Wasiiro, odayaal iyo mas'uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubaland oo maanta ka ambabaxay magaalada Kismaayo ayaa t...
Warkii oo dhan »Duqa Hargeysa oo Muddo 4 Saacadood ah Ka Jawaabayay Su’aalo Laga Waydiiyay Shaqadiisa
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Duqa Magaalada Hargeysa, Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa ka jawaabay su’aalo tiro badan oo ay saxaafaddu ka waydi...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay inay dishay ajaanib katirsan kooxda Daacish
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa sheegay inay dileen dhowr dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Daacish intii lagu gud...
Warkii oo dhan »Puntland: Lama keeni karo degaanadeenna raashin baqaarada suuq Bacaad lagasoo raray
Axad, January 19, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ku dhawaaqday in degaanadeeda aan lasoo gelin karin raashin laga keenay dowladda Federaalka Soomaal...
Warkii oo dhan »