Wararka Maanta
Soomaaliya oo walaac xooggan ka Muujisay xaaladda Bini’aadantinimo ee Qaza
Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si qoto dheer uga walaacsan xaaladda sii xumaaneysa ee bini’aadantinimo ...
Warkii oo dhan »Khasaaraha ka dhashay qarax lala eegtay ciidamada Punland oo sii kordhaya
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Khasaaraha ka dhashay qaraxa miino oo ciidamada Puntland lagula eegtay deegaanka Xableey ee gobolka Bari ayaa s...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay heshiis Shaqo abuur oo ay lasoo gashay Sacuudiga
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Yuusuf Maxamed Aadan ayaa ma...
Warkii oo dhan »Farmaajo "Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan ugu baaqayaa inuu dalka u horseedin qalalaase iyo dib u dhac Qaran”
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - War saxaafadeed uu kasoo saaray siyaasadda guud ee dalka hadda uu maraayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxa...
Warkii oo dhan »Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Shaaciyay in ay Bilaabatay diiwangelinta ururrada Dalka
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan oo maanta Shir jaraa'id ku qabtay magaalada ...
Warkii oo dhan »Qarax khasaare geystay oo ciidamada amniga Puntland lagula eegtay gobolka Bari
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Ciidamada amniga Puntland ayaa saakay barqadii lala eegtay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac, sida ay...
Warkii oo dhan »Jubaland oo beenisay in gargaar kayimid SODMA la gaarsiiyay Degaanada Jubaland
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Xasan Cumar oo s...
Warkii oo dhan »Culimada Puntland oo ku dhaliilay maamulka Puntland inuu dayacay dagaalka Shabaab iyo Daacish
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf, oo ka mid ah culimada waaweyn ee Puntland iyo xubnaha sare ee jameecada Ictisaam,...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 100 Falastiniyiin ah oo laga sii daayay Xabsiyada Israa'iil oo gaaray magaalada Ramalah
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Ilaa 90 ruux oo Falastiiniyiin ah oo laga sii daayay Xabsiyada Israa'iil ayaa dib ula midoobay qoysaskooda, kad...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Sheegtay in ay Kor u Qaadayso Xidhiidhadeeda Itoobiya iyo Jabuuti
Isniin, January 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in xukuumadiisu ay horumarin doon...
Warkii oo dhan »