Wararka Maanta
Dowladda Fedaraalka oo balan qaad muhiim ah u sameeysay ciidanka deegaanka ee dhawaan laga saaray Baledweyne
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Masuuliyiin ka tirsan dowladda fedaraalka Soomaaliya oo maalmahii lasoo dhaafay Baledweyne ku sugnaa ayaa maanta...
Warkii oo dhan »NISA oo xubin ka tirsan Xafiiska Qaraxyada Al shabaab ku baadi goobeysa $30,000
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Hay'adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa war qoraal ah oo ah soo saartay waxa ay ku sheegtay in ay si weyn ugu...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo maanta si buuxda ula wareegtay xarumahii maamulka gobolka Hiiraan
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Masuuliyiintii maamulka la baxay Hiiraan State Cabduqaadir Colow iyo Cabdirashiid Ilkacase ee halkii sano e...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa fiidnimadii hore ee Xalay howl...
Warkii oo dhan »Goorma ayaa lasoo gabagabeenayaa sahminta Shidaalka Soomaaliya?
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamuud Aadan ayaa faah faahin guud ka bixiyay xilliga...
Warkii oo dhan »Dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya oo heshiis ku gaaray magaalada Addis Ababa
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo saaray war-murtiyeed wadajir ah oo ay ku xaqiijinayaan sida ay uga go�...
Warkii oo dhan »Xildhibaano ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka oo si kulul uga horyimid boob ay sheegeen in lagu haayo dhulka danta guud
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Xildhibaanadaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray Warsaxafadeed ay k...
Warkii oo dhan »FBI Maraykanka oo doonaysa inay Soomaaliya ka caawiso hirgalinta Nidaamkeeda Aqoonsiga Biometric
Axad, January 12, 2025 (HOL) - Xafiiska Dembi-baarista dalka Maraykanka (FBI), ayaa raadineya shirkado gaar ah ama hay'ado si ay gacan uga geyst...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo sanad kadib booqasho ku tagay Dalka Itoobiya
Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib casuuma...
Warkii oo dhan »Shirkii Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Masar, Soomaaliya iyo Eritrea oo lasoo gaba gabeeyay
Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Shirkii sadax geesoodka ee u dhaxeeyay Wasiirada arrimaha dibadda ee Dowladaha Masar, Soomaaliya iyo Eritrea kaa...
Warkii oo dhan »