Wararka Maanta

Ciidamada Puntland oo ku guulaystay furista Miinooyin ay Daacish dhigeen iyo burburinta xeryo gabbaad u ahaa kooxda

Ciidamada Puntland oo ku guulaystay furista Miinooyin ay Daacish dhigeen iyo burburinta xeryo gabbaad u ahaa kooxda

JAN 11, 2025

 Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Ciidamada la dagaalanka argagixisada ee Puntland ayaa ku guulaystay furista miinooyin ay kooxda Daacish ku aasee...

Warkii oo dhan »
Puntland: Dowladda Federaalka kuma aamini karno xogta howlgallada ka dhanka ah Daacish iyo Al-Shabaab

Puntland: Dowladda Federaalka kuma aamini karno xogta howlgallada ka dhanka ah Daacish iyo Al-Shabaab

JAN 11, 2025

 Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Puntland ayaa si rasmi ah uga codsatay saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya in laga caawiyo howlgalka ka dhanka...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo Badhasaabo iyo Ku-Xigeeno Cusub u Magacaabay Gobollada

Madaxweynaha Somaliland oo Badhasaabo iyo Ku-Xigeeno Cusub u Magacaabay Gobollada

JAN 11, 2025

 Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa gobollada kala duwan u magacaabay 12 badha...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo Baledweyne ka bilaawday kulamo lagu dardar galinaayo dagaalka Al-shabaab

Dowladda Fedaraalka oo Baledweyne ka bilaawday kulamo lagu dardar galinaayo dagaalka Al-shabaab

JAN 11, 2025

 Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Batrool...

Warkii oo dhan »
Booliiska Somaliland oo Gacanta kusoo Dhigay Ragg Ku Eedaysan in Ay Hooyadood Dileen

Booliiska Somaliland oo Gacanta kusoo Dhigay Ragg Ku Eedaysan in Ay Hooyadood Dileen

JAN 11, 2025

 Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa soo qabtay laba nin oo ku eedaysan inay hooyadood ku dileen deegaanka Habaas...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo Uganda u tagay ka qeyb galka Shirka Horumarinta Beeraha Qaaradda Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya oo Uganda u tagay ka qeyb galka Shirka Horumarinta Beeraha Qaaradda Afrika

JAN 11, 2025

 Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Ugdanda waxaana uu ka qeyb galayaa S...

Warkii oo dhan »
Booliiska Muqdisho oo soo bandhigay Rag iyo Dumar ku eedeysan falal la xariira dil, dhaawac iyo dhac dad weyne

Booliiska Muqdisho oo soo bandhigay Rag iyo Dumar ku eedeysan falal la xariira dil, dhaawac iyo dhac dad weyne

JAN 11, 2025

 Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdsho kusoo bandhigay 23 ruux oo isu...

Warkii oo dhan »
Wasiir Cali Xoosh: In ay Daacish awood ku yeelato Puntland waa fashilka hoggaamineed ee Saciid Deni

Wasiir Cali Xoosh: In ay Daacish awood ku yeelato Puntland waa fashilka hoggaamineed ee Saciid Deni

JAN 11, 2025

 Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa si adag ugu dhaliilay madax...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu safarkii ugu horreeyay sanad kaddib ku tago Addis Ababa

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu safarkii ugu horreeyay sanad kaddib ku tago Addis Ababa

JAN 11, 2025

 Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu maanta u ambabaxo magaalada Addis Ababa ee ...

Warkii oo dhan »
Sacuudiga oo maanta lagu saxiixayo qoondada Soomaaliya kaga soo aaday Xajka

Sacuudiga oo maanta lagu saxiixayo qoondada Soomaaliya kaga soo aaday Xajka

JAN 11, 2025

 Sabti, January 11, 2025 (HOL) - Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta lagu wa...

Warkii oo dhan »