Wararka Maanta
NISA oo howlgallo isbaarooyinka lagu qaadayo ka bilaawday gobolka Hiiraan
Jimco, January 10, 2025 (HOL) - Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa galinkii dambe ee Shalay howlgallo lagu qaa...
Warkii oo dhan »Masar, Soomaaliya iyo Ereteriya oo berri kulan saddex-geesood ah ku leh magaalada Qaahira
Muqdisho (HOL) — Dowladda Masar ayaa maalinta Sabtida ee berri martigelin doonta wada-hadallo saddex-geesood ah oo dhexmaraya Soomaaliya, Eritrea, i...
Warkii oo dhan »Waraabe dad ku cunay deegaanka Dhagaxyo Caddo ee deegaanka Soomaalida
Jimco, January 10, 2025 (HOL) – Waraabe dad cun ah ayaa laba wiil ku dhaawacay deegaanka Dhagaxyo Caddo oo ka tirsan degmada Gaashaamo ee Ismaamulka...
Warkii oo dhan »Walxo ololaya oo aan la aqoonsan oo lagu arkay hawada degmada Mooyaale
Jimco, January 10, 2024 (HOL) – Walxo aan la aqoonsan haybtooda oo ololaya ayaa xalay fiidkii lagu arkay hawada degmada Mooyaale ee ku taalla xadka ...
Warkii oo dhan »Wasiirada cusub ee xukuumada Somaliland oo si rasmi ah loo dhaariyay
Jimco, January 10, 2025 (HOL) – Waxa si rasmi ah xilalka loogu dhaariyay 28 wasiir oo uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha cusub ee Somaliland, Ca...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed ka dhacay galbeedka gobolka Mudug oo heshiis laga gaaray
Jimco, January 10, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaanada Galbeedka Gobolka Mudug ayaa kusoo waramaya inay jiraan xal ka gaarista dagaal beeledyo ...
Warkii oo dhan »Maxamed Afweyne oo in kabadan 10 sano ku xirnaa Belgium ka oo maanta kasoo degay Muqdisho
Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Ganacsade Maxamed Cabdi Afweyne oo muddo kabadan 10sano ah ku xirnaa Xabsi kuyaala Dalka Belgium ka ayaa maanta...
Warkii oo dhan »Duqa Muqdisho oo Maqaamka Caasimadda kala hadlay Gudoomiyaha Golaha Shacabka
Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Maxamed Axmed Amiir, ayaa kala hadlay meel marinta ...
Warkii oo dhan »Jubaland oo Dowladda federaalka ku eedeysay siyaasadeynta Gargaarka iyo mashaariicdii Jubaland
Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo maanta yeeshay shirkoodi Khamiislaha ayaa looga hadlay arrimaha...
Warkii oo dhan »Booliiska Somaliland oo Soo Qabtay Ragg Dhawaan Askari Ku Dilay Gabiley
Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Somaliland ee Gobolka Awdal ayaa maanta soo qabtay saddex nin oo Arbacadii askari booliis a...
Warkii oo dhan »