Wararka Maanta

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo sheegay in dhawaan shaacin doonaan Jadwalka Doorashooyinka

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo sheegay in dhawaan shaacin doonaan Jadwalka Doorashooyinka

JAN 09, 2025

 Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shaaca ka qaaday in wax ka yar todobaad gudahiisa k...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Maanta meel mariyay Xeer Muhiim ah

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Maanta meel mariyay Xeer Muhiim ah

JAN 09, 2025

 Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ahaa maanta ku ansixiyay wax ka ...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Faransiiska oo Waddamada Afrika ku Tilmaamay "Abaal Laaweyaal"

Madaxweynaha Faransiiska oo Waddamada Afrika ku Tilmaamay "Abaal Laaweyaal"

JAN 09, 2025

 Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Waddamada Chad iyo Senegal ayaa aad uga xumaaday hadal uu Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ku tilmaam...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo shaacisay inay u tartamayso kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo shaacisay inay u tartamayso kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika

JAN 09, 2025

 Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku dhawaaqday inay u tartamayso kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Mid...

Warkii oo dhan »
Boqollaal Hablo Muslimiin Itoobiyaan Ah oo Loo Diiday in ay Xijaabka Dugsiyada Ku Tagaan

Boqollaal Hablo Muslimiin Itoobiyaan Ah oo Loo Diiday in ay Xijaabka Dugsiyada Ku Tagaan

JAN 09, 2025

 Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Cadaadis ayaa soo foodsaaray Muslimiinta Itoobiya kadib markii Maamulka Dugsiyada magaalada Axum ee gobolka Tig...

Warkii oo dhan »
In ka Badan 18 Qof oo Dhintay Kadib Weerar Lagu Qaaday Madaxtooyada Dalka Chad

In ka Badan 18 Qof oo Dhintay Kadib Weerar Lagu Qaaday Madaxtooyada Dalka Chad

JAN 09, 2025

 Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Waxa xalay abbaaro 7:45 fiidnimo weerar xooggan lagu qaaday Madaxtooyada dalka Chad ee N'Djamena, halkaas o...

Warkii oo dhan »
Puntland oo beenisay war kasoo baxay hay'adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliya

Puntland oo beenisay war kasoo baxay hay'adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliya

JAN 09, 2025

 Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa si cad u beeniyay war kasoo baxay Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliy...

Warkii oo dhan »
Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo ku yaala Hiiraan

Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo ku yaala Hiiraan

JAN 09, 2025

 Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano ...

Warkii oo dhan »
Kalluumaysato Reer Somaliland Ah oo La Waayay Bil Ka Hor, oo Hadda Laga Helay Xeebaha Jabuuti

Kalluumaysato Reer Somaliland Ah oo La Waayay Bil Ka Hor, oo Hadda Laga Helay Xeebaha Jabuuti

JAN 09, 2025

 Khamiis, January 9, 2025 (HOL) - Saddex nin oo kalluumaysato reer Somaliland ah oo la waayay bil ka hor kadib markii ay badda ku lumeen ayaa had...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya oo kulamo xasaasi ah ka wada Baledweyne

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya oo kulamo xasaasi ah ka wada Baledweyne

JAN 08, 2025

Arbaco, January 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maanta kulan kul...

Warkii oo dhan »