Wararka Maanta

Saddexda Xisbi ee Kusoo Baxay Doorashooyinka Somaliland oo Liisamadii La Siiyay

Saddexda Xisbi ee Kusoo Baxay Doorashooyinka Somaliland oo Liisamadii La Siiyay

JAN 08, 2025

 Arbaco, January 8, 2025 (HOL) - Xisbiyada Waddani, Kaah iyo Kulmiye oo kusoo baxay doorashooyinkii ururada ee Somaliland ka qabsoomay 13 Novembe...

Warkii oo dhan »
Puntland oo sheegtay inay hayaan ajaanib katirsan kooxda Daacish oo isisoo dhiibay

Puntland oo sheegtay inay hayaan ajaanib katirsan kooxda Daacish oo isisoo dhiibay

JAN 08, 2025

 Arbaco, January 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa shaaca ka qaaday in ajaanib katirsanaa kooxda Daacis...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo ka hadlay weerar duqayn ah oo lagu dilay 10 ka mid ah Alshabaab

Maraykanka oo ka hadlay weerar duqayn ah oo lagu dilay 10 ka mid ah Alshabaab

JAN 08, 2025

 Arbaco, January 8, 2025 (HOL) - Howlgalka Africom ayaa shaaciyay in weerar dhinaca cirka ah oo ay codsatay dowladda Soomaaliya lagu dilay 10 ka ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Imaaraadka Carabta oo Hay'adda SODMA ku wareejisay deeq gargaar ah

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Hay'adda SODMA ku wareejisay deeq gargaar ah

JAN 08, 2025

 Arbaco, January 8, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle aya...

Warkii oo dhan »
Xaaska fanaanka caanka ah ee Dayax Dalnuurshe oo Muqdisho ku Geeriyootay

Xaaska fanaanka caanka ah ee Dayax Dalnuurshe oo Muqdisho ku Geeriyootay

JAN 08, 2025

Arbaco, January 8, 2025 (HOL) - Xaaska fanaanka Dayax Dalnuur Farxiya Cabdirixiim ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida ay inoo xaqiijiye...

Warkii oo dhan »
Wasiir Maareeye oo cadeeyay sababihii keenay in 2 Cagaf lasiiyo Puntland

Wasiir Maareeye oo cadeeyay sababihii keenay in 2 Cagaf lasiiyo Puntland

JAN 08, 2025

Arbaco, January 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta ka hadlay h...

Warkii oo dhan »
Somaliland: Askari Booliis Ah oo Lagu Dilay Magaalada Gabilay

Somaliland: Askari Booliis Ah oo Lagu Dilay Magaalada Gabilay

JAN 08, 2025

 Arbaco, January 8, 2025 (HOL) - Askari ka tirsan Ciidanka Booliiska Somaliland, gaar ahaana qaybta nabadgalyada wadooyinka, ayaa shalay galab la...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baledweyne u tagaya xal u helista tabashada reer Hiiraan ka qabaan Hirshabeelle

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baledweyne u tagaya xal u helista tabashada reer Hiiraan ka qabaan Hirshabeelle

JAN 08, 2025

 Arbaco, January 8, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu dhawaan ugu tago magaalad...

Warkii oo dhan »
Masar iyo Soomaaliya oo yeelanaya wadahadallo ku saabsan howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya

Masar iyo Soomaaliya oo yeelanaya wadahadallo ku saabsan howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya

JAN 08, 2025

 Arbaco, January 8, 2025 (HOL) - Masar ayaa qorsheyneysa in ay toddobaadka soo socda ay wada-hadallo muhiim ah la yeelato Soomaaliya, si ay uga w...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo beesha Xawaadle ka dalbatay in lagu wareejiyo Amniga magaalada Baledweyne

Dowladda Fedaraalka oo beesha Xawaadle ka dalbatay in lagu wareejiyo Amniga magaalada Baledweyne

JAN 07, 2025

 Talaado, January 7, 2025 (HOL) - Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Badroo...

Warkii oo dhan »