Wararka Maanta

Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamanka oo cambaareeyay go'aan Ganacsade Ajnabi ah loogu xiray dhoofinta Xoolaha

Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamanka oo cambaareeyay go'aan Ganacsade Ajnabi ah loogu xiray dhoofinta Xoolaha

JAN 06, 2025

Isniin, January 6, 2025 (HOL) - Ku dhawaad ​​100 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa cambaareeyay go'aan Ganacsade...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo yeelanaysa Xarunta Daarul Iftaa ee Fatwada Diinta

Soomaaliya oo yeelanaysa Xarunta Daarul Iftaa ee Fatwada Diinta

JAN 06, 2025

Isniin, January 6, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhigax-dhigay xaru...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo Qaramada Midoobay kala hadashay ka jawaabista Abaaro ka jira dalka

Dowladda Fedaraalka oo Qaramada Midoobay kala hadashay ka jawaabista Abaaro ka jira dalka

JAN 06, 2025

 Isniin, January 6, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa k...

Warkii oo dhan »
Ganacasato Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Koonfur Afrika

Ganacasato Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Koonfur Afrika

JAN 06, 2025

Isniin, January 6, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka KwaZulu-Natal ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in halkaasi dil iyo dhaawac loogu geys...

Warkii oo dhan »
Maamulka Qoryooleey oo ka walaacsan rag ka tirsan Al shabaab oo dhib ku haaya Degmada

Maamulka Qoryooleey oo ka walaacsan rag ka tirsan Al shabaab oo dhib ku haaya Degmada

JAN 06, 2025

 Isniin, January 6, 2025 (HOL) - Maamulka Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay jiraan Dagaalamayaal kasoo goostay Al...

Warkii oo dhan »
Puntland oo qabaa'ilada gobolka Bari u abaabulaysa dagaalka ka dhanka ah ururka Daacish

Puntland oo qabaa'ilada gobolka Bari u abaabulaysa dagaalka ka dhanka ah ururka Daacish

JAN 06, 2025

Isniin, January 6, 2025 (HOL) - Puntland ayaa bilowday abaabulka qabaa’ilada ku dhaqan gobolka Bari, gaar ahaan dhulka ku teedsan deegaanka Calmiska...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Kor u Qaadaysa Ilaalinta Xuquuqda Xoriyada Hadalka

Somaliland oo Kor u Qaadaysa Ilaalinta Xuquuqda Xoriyada Hadalka

JAN 06, 2025

Isniin, January 6, 2025 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay kor u qaadayso ilaalinta xuquuqda xoriyada hadalka, oo aan dadka iyo wariyaya...

Warkii oo dhan »
Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo kawada dadaalo nabadeed oo lagusoo afjarayo colaadda Galbeedka Mudug

Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo kawada dadaalo nabadeed oo lagusoo afjarayo colaadda Galbeedka Mudug

JAN 06, 2025

Isniin, January 6, 2025 (HOL) - Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa bilaabay kulamo ay ku doonayaan in xal waara looga gaaro colaadda u dhexeysa lab...

Warkii oo dhan »
Farmaajo oo Dowladda Fedaraalka ugu baaqay in Puntland lagu garab istaago dagaalka Daacish

Farmaajo oo Dowladda Fedaraalka ugu baaqay in Puntland lagu garab istaago dagaalka Daacish

JAN 05, 2025

Axad, January 5, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa bogaadiyay Howlgalka ay ciidamada ammaanka Puntland ay...

Warkii oo dhan »
Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Jubbada Hoose

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Jubbada Hoose

JAN 05, 2025

 Axad, January 5, 2025 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dowladda Mareykanka ee dhanka cirka ah ka taageera aya...

Warkii oo dhan »