Wararka Maanta

Somaliland oo Sheegtay In Dowlada Soomaaliya Ay Carqaladaynayso Dhoofka Xoolaha

Somaliland oo Sheegtay In Dowlada Soomaaliya Ay Carqaladaynayso Dhoofka Xoolaha

JAN 04, 2025

Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa Dowladda Soomaaliya ku eedaysay in ay farogalin ku hayso xoolaha ka dhoofa Dekeda Berbera, is...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo $28 Milyan ku taageeraya dadaallada adkeysiga iyo amniga cuntada ee Soomaaliya

Mareykanka oo $28 Milyan ku taageeraya dadaallada adkeysiga iyo amniga cuntada ee Soomaaliya

JAN 04, 2025

Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Mareykanka ayaa ku dhawaaqay 28 milyan oo doolar oo dheeri ah oo lagu taageerayo barnaamijyada adkeysiga degdega ah iyo...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashid oo ku baaqay in Dowlad Goboleedyada laga taageero Dagaalka Argagixisada

Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashid oo ku baaqay in Dowlad Goboleedyada laga taageero Dagaalka Argagixisada

JAN 04, 2025

 Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaa...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay deegaanka Cadow Gureey ee gobolka Hiiraan

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay deegaanka Cadow Gureey ee gobolka Hiiraan

JAN 04, 2025

 Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo galinkii dambe ee Shalay dhexmaray ciidanka Macawiisleeyda go...

Warkii oo dhan »
Shil sababay dhimashada sadax ruux oo ka dhacay duuleedka magaalada Muqdisho

Shil sababay dhimashada sadax ruux oo ka dhacay duuleedka magaalada Muqdisho

JAN 04, 2025

 Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Inta la xaqiijiyay ilaa sadax ruux ayaa ku geeriyootay shil gaari oo Xalay ka dhacay wadada isku xirta magaalada ...

Warkii oo dhan »
Ergayga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay oo ka Hadlay Xaaladda Gasa

Ergayga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay oo ka Hadlay Xaaladda Gasa

JAN 04, 2025

Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Ergayga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Cusmaan Baalle, ayaa sheegay in Soomaaliya ay si qoto dheer uga...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo sheegtay inay kor u kaceen weerarada iyo beegsiga shaqaalaha gargaarka ee ku sugan Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo sheegtay inay kor u kaceen weerarada iyo beegsiga shaqaalaha gargaarka ee ku sugan Soomaaliya

JAN 04, 2025

Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Hay'adda gargaarka Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay weerarrada lala beegsanayo shaqaalaha gargaarka ah ee saha...

Warkii oo dhan »
Hoobalka Qamar Suuggaani oo Markale Hargeysa Lagu Jidh Dilay

Hoobalka Qamar Suuggaani oo Markale Hargeysa Lagu Jidh Dilay

JAN 04, 2025

 Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Hoobalka Qamar Suuggaani ayaa xalay lagu garaacay xaafadda Jigjigayar ee magaalada Hargeysa, isagoo sheegay in dh...

Warkii oo dhan »
Madaxda Masar iyo Uganda oo kawada hadlay Howgalka cusub ee Soomaaliya AUSSOM

Madaxda Masar iyo Uganda oo kawada hadlay Howgalka cusub ee Soomaaliya AUSSOM

JAN 04, 2025

 Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi iyo dhiggiisa Uganda, Yoweri Museveni, ayaa ka wada hadlay Jimcihii dada...

Warkii oo dhan »
Gabadh 21 Jir Ah oo Kumanaan Canjaladood Dhijital U Badashay Si Ay Taariikhda Somaliland U Xafido

Gabadh 21 Jir Ah oo Kumanaan Canjaladood Dhijital U Badashay Si Ay Taariikhda Somaliland U Xafido

JAN 04, 2025

 Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Xafsa Cumar, oo ah gabadh da’yar oo 21 sano jir ah, ayaa isku hawshay in ay dhijital u badasho 14,000 oo canjal...

Warkii oo dhan »