Wararka Maanta
Aas Qaran oo Maanta Baledweyne loogu sameeyay Askartii dhawaan lagu dilay Ceel baraf
Axad, January 5, 2025 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan aa...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Cusub ee Somaliland oo Dib u Eegis Ku Samaynaysa Is-fahankii Somaliland iyo Itoobiya
Axad, January 5, 2025 (HOL) - Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sheegtay in ay dib u eegayso heshiiskii is-fahan ee ay xukuumaddii hore la gas...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaare Xamsa oo xilalka u kala wareejiyay Bashiir Goobe iyo Khadiija Makhzumi
Axad, January 5, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xilalka u kala wareejiyey Wasiirra...
Warkii oo dhan »Meydadka Askartii dhawaan lagu laayay Ceel baraf oo Maanta lagu aasayo Baledweyne
Axad, January 5, 2025 (HOL) - Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu wadaa in aas qaran loogu sameeyo askartii ka tirs...
Warkii oo dhan »Siyaasiyiinta mucaaradka oo ka digay boob iyo qaraash ay sheegeen in ay dowladdu ku hayso dhulka dowladda
Axad, January 5, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, Raysal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, iyo Xildhibaan Cabdira...
Warkii oo dhan »Fayras cusub oo lagu magacaabo metapneumovirus (HMPV) oo ka dillaacay dalka Shiinaha
Axad, January 5, 2025 (HOL) - Waxa dalka Shiinaha kasoo shaacbaxay fayras cusub oo durba saameeyay kumanaan qof, fayraskan oo ka dilaacay waqooyiga da...
Warkii oo dhan »Dowladda Afghanistan oo Mamnuucday Daaqadaha Guryaha Si Aan Loo Arag Dumarka
Axad, January 5, 2025 (HOL) - Dowladda Taliban ee madaxda ka ah Afghanistan, oo ku caanbaxday soo saarista amarro isdaba joog ah oo dumarka khuseeya, ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo shaacisay sicirka Xujeeyda ay sanadkaan ku xajinayaan
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya ayaa sheegtay in iyadoo ka duuleysa halbeegga ah Xaj qiimihi...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay maamulka cusub ee Syria
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi oo wareysi siiyay Al Jazeera ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliy...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Macalimuu "Hirshabelle waxaa la haray Hogaan xumo eber ka hooseeysa iyo Horukac la’aan heer kasta ah"
Sabti, January 4, 2025 (HOL) - Waxaa aad u sii kordhaya siyaasiyiinta iyo Xildhibaanadda deegaan doorashadoodu tahay maamulka Hirshabeelle ee si...
Warkii oo dhan »