Wararka Maanta

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo si ku-meel-gaar ah u hakisay wax kabadelka Xogta Baasaboorka Soomaaliga

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo si ku-meel-gaar ah u hakisay wax kabadelka Xogta Baasaboorka Soomaaliga

JAN 01, 2025

 Arbaco, January 1, 2025 (HOL) - Qoraal kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa la...

Warkii oo dhan »
Dowlad Degaanka Soomaalida oo shacabka uga digay xeeladaha cusub ee ay isticmaali karto Al Shabaab

Dowlad Degaanka Soomaalida oo shacabka uga digay xeeladaha cusub ee ay isticmaali karto Al Shabaab

JAN 01, 2025

 Arbaco, January 1, 2025 (HOL) - Xukuumadda Dowlad Degaanka Soomaalida gaar ahaan Xafiiska Nabadgalyada ayaa Shacabka uga digay dhibaatooyin kala...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Galmudug oo si adag uga hadlay dagaal beeleedyada ka socda qaar ka mid ah gobolada dalka

Madaxweynaha Galmudug oo si adag uga hadlay dagaal beeleedyada ka socda qaar ka mid ah gobolada dalka

JAN 01, 2025

 Arbaco, January 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor qoor ayaa si adag uga hadlay dagaal beeleedyada khasaara...

Warkii oo dhan »
Jeneraal Odowaa oo Xarardheere u tagay xalinta Ciidamo ka gadooday dhacdadii Ceel Baraf

Jeneraal Odowaa oo Xarardheere u tagay xalinta Ciidamo ka gadooday dhacdadii Ceel Baraf

JAN 01, 2025

 Arbaco, January 1, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa utagay magaalada Xarardheere si uu xal u...

Warkii oo dhan »
Wasiir Xoosh: Puntland waxay ku maqan tahay hoggaamiyaheeda oo ka carooday kursi uu waayay

Wasiir Xoosh: Puntland waxay ku maqan tahay hoggaamiyaheeda oo ka carooday kursi uu waayay

JAN 01, 2025

Arbaco, January 1, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa sheegay, Puntland inay miiska wada hadalka kusoo laaban do...

Warkii oo dhan »
Puntland oo sheegtay inay la socotay weerarka ay kooxda Daacish ka geysatay Dharjaale

Puntland oo sheegtay inay la socotay weerarka ay kooxda Daacish ka geysatay Dharjaale

JAN 01, 2025

 Arbaco, January 1, 2025 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland, Maxamed Baari Shire, ayaa ka sheegay inay si dhow ula s...

Warkii oo dhan »
Masar oo ciidamo cirka iyo badda ah u soo direysa Soomaaliya si ay qeyb uga noqoto howlgalka AUSSOM

Masar oo ciidamo cirka iyo badda ah u soo direysa Soomaaliya si ay qeyb uga noqoto howlgalka AUSSOM

JAN 01, 2025

 Arbaco, January 1, 2025 (HOL) - Masar ayaa xoojinaysa joogitaankeeda Soomaaliya si ay uga qayb qaadato howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee lagu...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Qoyska ee Soomaaliya oo baaq nabadeed kaasoo saartay dagaalada qabaail ee ka socda dalka

Wasaaradda Qoyska ee Soomaaliya oo baaq nabadeed kaasoo saartay dagaalada qabaail ee ka socda dalka

DEC 31, 2024

Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Qoyska, iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka oo kaashanayso Ururka Haweenka Gobalka Banaadir, Urur...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Mustafe Cagjar " Kooxo Fitna wadayaal ah dhibaato ay gaysteen ayay ku dhacday dhacdadii magaalada Dacawaley"

Madaxweyne Mustafe Cagjar " Kooxo Fitna wadayaal ah dhibaato ay gaysteen ayay ku dhacday dhacdadii magaalada Dacawaley"

DEC 31, 2024

 Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa maanta markii u horreysay ka hadlay arrintii dhaw...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Qoor Qoor " Galmudug waa u diyaar qabashada Doorasho Qof iyo Cod"

Madaxweyne Qoor Qoor " Galmudug waa u diyaar qabashada Doorasho Qof iyo Cod"

DEC 31, 2024

 Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaca ka qaaday in deganaada Galm...

Warkii oo dhan »