Wararka Maanta
Puntland oo canshuur dhaaf u sameysay gaadiidka ka yimaada dowlad deegaanka, kuwaas oo saameeyeen colaadda Dawacaley
Talaado, December 31, 2024 (HOL) - Puntland ayaa soo saartay awaamiir cusub oo lagu xoojinayo xiriirka ganacsi ee kala dhexeeya Itoobiya, gaar ahaan D...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaare Xamsa oo xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub iyo Wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta
Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasii...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo digniin adag u dirtay dadka hurinaya colaadaha sokeeye
Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa digniin culus loogu dir...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse "Dilka askarta Qaranka waa fool xumo aan wali horay noo soo marin"
Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay ...
Warkii oo dhan »Jeneraal Odowaa oo shaqa joojin ku sameeyay Taliyihii ciidamada Badda Soomaaliya
Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Taliyaha Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa shaqada ka joojiyay Taliyaha Ciidama...
Warkii oo dhan »Booliiska gobolka Banaadir oo soo bandhigay Xashiish badan iyo raggii ka ganacsanaayay
Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay afar ruux oo ku eedeysan i...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo burundi ka codsatay inay soo dirsato koox farsamo oo ka shaqeeya la bixidda ciidamadeeda
Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codsi u dirtay dowladda Burundi si ay Soomaaliya ugu soo dirto koox farsam...
Warkii oo dhan »Dowladda Mareykanka oo ka hadashay sababta aysan ugu codayn howlgalka AUSSOM
Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay sababta ay uga gaabsatay inay u coddeyso qaraarka la...
Warkii oo dhan »Ciidamada Dowlada oo saakay burburin ku sameyay xaafada buula weekiyo ee Degmada Xamar Jajab
Isniin, December 30, 2024 (HOL) - Shacabka ku nool xaafada Buula Weekiyo ee Degmada Xamar Jajab ayaa saakay kusoo toosay Ciidamo tira badan iyo ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo u mahad celisay ciidanka Burundi oo aan ka qeyb ahaan doonin howlgalka AUSSOM
Axad, December 29, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn ugu mahad celisay ciidamada Burundi ee qeybta ka ahaa howlgallada Midowga Afrik...
Warkii oo dhan »