Wararka Maanta
Xulka 17 jirada Qaranka Soomaaliya oo kaalinta sadaxaad ku dhameystay tartanka AFCON U-17
Jimco, December 27, 2024 (HOL) - Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya ayaa kaalinta sadaxaad ka galay maanta tartanka is reeb reebka AFCON U-17 CE...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La yeeshey Madaxweynayaashii Hore iyo Ku Xigeenadoodii
Jimco, December 27, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kulan wadatashi ah madaxtooyada kula yees...
Warkii oo dhan »Puntland oo ka hadashay howlgal ka dhan ah Kooxda Daacish oo dhowaan bilaabanaya
Jimco, December 27, 2024 (HOL) - Wasiirka warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay inay dhowaan bilaabayaan howlgalka ka dhan...
Warkii oo dhan »Odayaasha dhaqanka degmada Maxaas oo si kulul uga hadlay weerarkii Ceel baraf, fariina u diray dowladda
Jimco, December 27, 2024 (HOL) - Odayaal iyo wax garad ka tirsan beelweynta Xawaadle oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Maxaas ee gobol...
Warkii oo dhan »Golaha amaanka oo ka shiraya Howgalka cusub ee Soomaaliya ee AUSSOM
Jimco, December 27, 2024 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka shiraya xaaladda amni ee Soomaaliya iyagoo dhanka kalena ka...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo soo tarxiilay Sarkaal horey uga tirsanaa Ciidanka Soomaaliya oo la sheegay in uu tacadiyo ka gaystay Somaliland
Jimco, December 27, 2024 (HOL) - Saraakiisha Hay’adda Socdaalka ee ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa soo masaafuriyay sar...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hadlay weerarkii Shalay ee lagu dilay askar ka tirsaneyd ciidanka Xooga dalka
Jimco, December 27, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii arga...
Warkii oo dhan »Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo si kulul uga hadlay weerarkii Ceel baraf ee lagu dilay Askarta
Jimco, December 27, 2024 (HOL) - Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu tahay gobolka Hiiraan...
Warkii oo dhan »Somaliland iyo Itoobiya oo Isku Afgartay Sidii Loo Xallin Lahaa Colaadda Dacawaley
Jimco, December 27, 2024 (HOL) - Xukuumadda Somaliland iyo Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa is afgarad buuxa ka gaadhay sidii xal loogu heli la...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo xukun ku riday 81 xubnood oo la sheegay inay kamid ahaayeen kooxda Al Shabaab
Jimco, December 27, 2024 (HOL) - Maxkamadda sare ee Itoobiya laanteeda Diridhabe qeybta dambiyada culus ee Jigjiga ayaa xukuno adag ku riday xub...
Warkii oo dhan »