Wararka Maanta
Xildhibaano katirsan baarlamaanka oo cambaareeyay xayiraada dowladdu kusoo rogtay duulimaadyada Doolow
Khamiis, December 26, 2024 (HOL) - Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareeyay go’aannada lagu xayiray duulimaad...
Warkii oo dhan »Dab xoogan oo baabi'iyay Suuqii weynaa ee Degmada Xudur
Khamiis, December 26, 2024 (HOL) - Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dab xooggan oo xalay qabsaday suuqa weyn ee degmada Xudur ee Gobolka Ba...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi oo beeniyay inay Itoobiya u ogolaadeen marin biyood ay ku gaaran Badda Cas
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa bartiisa X waxa uu ku beeniyay in Soomaaliya ay I...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Sheegtay In Ciidanka Liyuu Booliisku Ay Xasuuq Ka Gaysteen Dacawaley
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Ciidamada Gaarka ah ee Deggaanka Soomaalidda Itoobiya ee loo yaqaan Liy...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay gobolka Mudug
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed maanta ka dhacay deegaanka Jiicbor ee...
Warkii oo dhan »Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo "Rakaab soo rabay inay usoo safraan Muqdisho oo Caafimaad darro u Geeriyooday"
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo Cabdirisaaq Sheekh Aadan ayaa sheegay in maalintii labaa...
Warkii oo dhan »Salaadiinta Nabadaynta Dacawaley "Dhaqankii Somaliland Waxa Laga Dhigay Mid la Dilay iyo Mid la Dhaawacay"
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Waxa sii kor dhaya khasaaraha ka dhashay dagaal maanta markale deegaanka Dacawaley ee Deegaanka Soomaalidda ku...
Warkii oo dhan »Cabsi xoogan oo la soo daristay Soomaalida ku nool dalka Musambiig
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Soomaalida ku nool dalka Musambiig ayaa wajahaya cabsi aad u xoogan oo la xariirta noloshooda iyo maalkooda, k...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Itoobiya marin badeed laga siinayo badda Cas
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Itoobiya marin dhanka badda ah laga siin doono Badda Cas, s...
Warkii oo dhan »Dowladda Eritrea oo sheegtay inay xiriirka u jari doonaan hadii ay cadaato in Soomaaliya ay marin biyood siisay Itoobiya
Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Cabdulqaadir idris oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Eritrea kala taliya Arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay i...
Warkii oo dhan »