Wararka Maanta

Dagaal culus oo saaka mar kale ka dhacay magaalada Dacawaley ee Dowlad Degaanka Soomaalida

Dagaal culus oo saaka mar kale ka dhacay magaalada Dacawaley ee Dowlad Degaanka Soomaalida

DEC 25, 2024

 Arbaco, December 25, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Dacawaley ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in saaka uu mar kale dag...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Madaxweyne Ku-xigeennadiisa Koowaad iyo Labaad

Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Madaxweyne Ku-xigeennadiisa Koowaad iyo Labaad

DEC 24, 2024

 Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa caawa ku dhawaaqay magacaabista madaxweyne...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo been abuur ku tilmaamtay eedeyn uga timid Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliya

Jubbaland oo been abuur ku tilmaamtay eedeyn uga timid Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliya

DEC 24, 2024

 Talaado, December 24, 2024 (HOL) - War saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Jubbaland waxa ay been abuur ku ti...

Warkii oo dhan »
Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya oo laga soo reebay tartanka Koobka Cecafa

Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya oo laga soo reebay tartanka Koobka Cecafa

DEC 24, 2024

 Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga soo haray galabta tartanka isreeb reebka AFCON U17 ee...

Warkii oo dhan »
Hay'adda Duulista Rayidka oo shaacisay iney baaritaan ku hayso diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo

Hay'adda Duulista Rayidka oo shaacisay iney baaritaan ku hayso diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo

DEC 24, 2024

 Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Iyadoo maanta ay hakad ku jireen howlahii duulimaadyada diyaaradaha ee magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo ay...

Warkii oo dhan »
Sirdoonada Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya inay difaacaan heshiiskii lagu saxiixay Ankara

Sirdoonada Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya inay difaacaan heshiiskii lagu saxiixay Ankara

DEC 24, 2024

 Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Talisyada Sirdoon ee Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ayaa waxa ay...

Warkii oo dhan »
Dowladda Itoobiya oo iska fogeysay inay ku lug lahayd dagaalkii shalay ka dhacay Doolow

Dowladda Itoobiya oo iska fogeysay inay ku lug lahayd dagaalkii shalay ka dhacay Doolow

DEC 24, 2024

 Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa si weyn uga xumaatay eedeymo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Fede...

Warkii oo dhan »
Xabad joojin nabadeed oo laga gaaray colaad maalmihii ugu dambeeyay ka taagnayd Waqooyiga Mudug

Xabad joojin nabadeed oo laga gaaray colaad maalmihii ugu dambeeyay ka taagnayd Waqooyiga Mudug

DEC 24, 2024

 Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Xabbad joojin nabadeed ayaa laga gaaray colaad maalmihii ugu dambeeysay ka taagnayd deegaanka Xarfo (Buuryaqa...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Itoobiya oo kawada hadlay dhameystirka Qodobadii kasoo baxay Shirkii ka dhacay Ankara

Soomaaliya iyo Itoobiya oo kawada hadlay dhameystirka Qodobadii kasoo baxay Shirkii ka dhacay Ankara

DEC 24, 2024

Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Danjire Mesganu Arga ayaa sheegay in Itoobiya ay ka go’an tahay in ...

Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliiska oo lagu dilay magaalada Dhuusamareeb

Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliiska oo lagu dilay magaalada Dhuusamareeb

DEC 24, 2024

 Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Xalay loogu geystay gudaha magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamu...

Warkii oo dhan »