Wararka Maanta
Masar oo xaqiijisay inay ciidamado ku biiranayso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Talaado, December 24, 2024 (HOL) - Masar ayaa ciidamadeeda ku biirin doonta ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, wasiirka arr...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Ciidamada Itoobiya ku eedeysay inay weerareen Saldhigyada Ciidanka Qaran ee Doolow
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareeysay xadgudub ay sheegtay in ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gedo ay ka geeys...
Warkii oo dhan »Jubaland oo Dowladda Federaalka ku eedeysay dagaal maanta ka dhacay Doolow
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - War qoraal ah oo kasoo baxay Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa waxa uu Maamulkaasi ku eedeeyay Madaxweynaha Soom...
Warkii oo dhan »Dowlad Degaanka Soomaalida oo sheegtay inay jiraan xoogag dhiirigalinaya dablaydii hubaysnayd ee Dacawaley ku weerartay Ciidanka
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Xukuumadda Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa maanta mar kale war kasoo saartay dagaalkii maalmo ka hor ka dhacay...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo sheegtay inay meel marin doonto dhamaan heshiisyadii ay la gashay Dowladda Masar
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Shir jaraa'id oo ay si wadajir ugu qabteen magaalada Qaahira ee dalka Masar, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaal...
Warkii oo dhan »Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo maanta Addis Ababa u tagaya sii ambaqaadista Heshiiskii Ankara
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Wafdi ka socda dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha Dibadda ...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ku eedeysay dowladda Federalka inay weerar kusoo qaaday guddoomiyihii degmada Badhaadhe
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Jubaland ayaa ku eedeysay dowladda Federalka inay weerar kusoo qaaday guddoomiyaha Degmada Badhaadhe, Xasan Nu...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kulan la yeeshay Safiirka dowladda Talyaaniga
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Qaranka ku ...
Warkii oo dhan »Natiijada Dhimashada Laba Dhallinyaro oo si Lama Filaan ah Hargaysa ugu Geeriyooday oo La Shaaciyay
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Baadhis uu sameeyay Isbitaalka Wayn ee Hargaysa, ayaa lagu ogaaday in Huda Axmed Sh. Faarax iyo Xamse Axmed Yu...
Warkii oo dhan »Maxaa looga hadlay kulankii Ra'iisul Wasaare Xamse iyo Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka?
Isniin, December 23, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiski...
Warkii oo dhan »