Wararka Maanta

Madaxweynaha Somaliland oo soo jeediyay in wadahadal lagu dhameeyo colaadda gobollada Sool iyo Sanaag

Madaxweynaha Somaliland oo soo jeediyay in wadahadal lagu dhameeyo colaadda gobollada Sool iyo Sanaag

DEC 22, 2024

 Axad, December 22, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay inuu rabo in wadahadal lagu dhamee...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo la wareegtay hogaanka Golaha Wasiirada Difaaca iyo Amniga Bariga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay hogaanka Golaha Wasiirada Difaaca iyo Amniga Bariga Afrika

DEC 21, 2024

Sabti, December 21, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka Golaha Wasiirada Difaaca iyo Amniga ee ...

Warkii oo dhan »
Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya oo u gudbay wareega afar dhamaaedka koobka bariga iyo bartamaha Afrika

Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya oo u gudbay wareega afar dhamaaedka koobka bariga iyo bartamaha Afrika

DEC 21, 2024

 Sabti, December 21, 2024 (HOL) - Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya ayaa galabta guul muhiim aheyd ka gaaray dhigooda dalka Suudaan oo ay wada c...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh "56-sano kadib waxaa inaga go'an inaan xukunka dib ugu soo celino gacanta Shacabka Soomaaliyeed"

Madaxweyne Xasan Sheekh "56-sano kadib waxaa inaga go'an inaan xukunka dib ugu soo celino gacanta Shacabka Soomaaliyeed"

DEC 21, 2024

 Sabti, December 21, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabad lagu...

Warkii oo dhan »
Puntland oo sameysanaysa lacag u gaar ah sida uu ku dhawaaqay madaxweyne Deni

Puntland oo sameysanaysa lacag u gaar ah sida uu ku dhawaaqay madaxweyne Deni

DEC 21, 2024

 Sabti, December 21, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shaaciyay in Puntland ay yeelan doonto lac...

Warkii oo dhan »
Safaaradda Soomaaliya ee Washington oo heshiis la gashay Shirkad Maraykan ah si looga hortago Aqoonsiga Somaliland

Safaaradda Soomaaliya ee Washington oo heshiis la gashay Shirkad Maraykan ah si looga hortago Aqoonsiga Somaliland

DEC 21, 2024

 Sabti, December 21, 2024 (HOL) - Safaaradda Soomaaliya ee Washington ayaa heshiis la saxiixatay mid kamid ah shirkadaha ugu waaweyn ee ka shaqee...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Qorshaynaysa Inay Saldhig Ciidan Ka Siiso Maraykanka Magaalada Berbera

Somaliland oo Qorshaynaysa Inay Saldhig Ciidan Ka Siiso Maraykanka Magaalada Berbera

DEC 21, 2024

 Sabti, December 21, 2024 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa Qorshaynaysa inay Maraykanka saldhig millateri ka siiso magaalo xeebeedka Berbera , ...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Dowlad Degaanka Soomaalida oo ka hadashay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Dacawaley

Xukuumadda Dowlad Degaanka Soomaalida oo ka hadashay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Dacawaley

DEC 21, 2024

 Sabti, December 21, 2024 (HOL) - Xukuumadda Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa markii u horreysay ka hadashay dagaalkii shalay ka dhacay degaanka D...

Warkii oo dhan »
Dowladda Shiinaha oo u Hanjabtay Somaliland, Kadib Masuul Taiwanese ah oo Hargeysa Booqday

Dowladda Shiinaha oo u Hanjabtay Somaliland, Kadib Masuul Taiwanese ah oo Hargeysa Booqday

DEC 21, 2024

 Sabti, December 21, 2024 (HOL) - Ergayga Shiinaha ee Geeska Afrika, Xue Bing, ayaa ku hanjabay in aanay dhaafi doonin cid kasta oo wax u dhinta ...

Warkii oo dhan »
Muqdisho: Masjid 8 sano lagu muran Sanaa oo xal laga gaaray

Muqdisho: Masjid 8 sano lagu muran Sanaa oo xal laga gaaray

DEC 21, 2024

 Sabti, December 21, 2024 (HOL) - Masjidka Khadar oo kuyaala degmada Howlwadaag ee G.Banaadir oo muddo 8 sano ah uu ka taagnaa is qabqabsi u dhax...

Warkii oo dhan »