Wararka Maanta

IGAD oo soo dhaweysay heshiiskii Ankara ee u dhaxeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya

IGAD oo soo dhaweysay heshiiskii Ankara ee u dhaxeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya

DEC 12, 2024

 Khamiis, December, 12, 2024 (HOL) - Urur goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay heshiiskii nabadeed ee lagu gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cirro oo Si Rasmi ah Loogu Dhaariyay Hoggaaminta Somaliland

Madaxweyne Cirro oo Si Rasmi ah Loogu Dhaariyay Hoggaaminta Somaliland

DEC 12, 2024

 Khamiis, December 12, 2024 (HOL) - Madaxweynaha cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa si rasmi ah ula wareegay hogga...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo sheegtay iney gacanta ku hayso qaar ka mid ah ciidanka dowladda oo ay ku qabatay dagaalkii Raas kambooni

Jubbaland oo sheegtay iney gacanta ku hayso qaar ka mid ah ciidanka dowladda oo ay ku qabatay dagaalkii Raas kambooni

DEC 12, 2024

 Khamiis, December, 12, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda amniga gudaha Jubbaland Aadan Axmed Xaaji oo shir jaraa'id u qabtay Warbaahint...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo xaqiijisay in ciidamadeeda ka baxeen deegaanka Raas kambooni

Dowladda Fedaraalka oo xaqiijisay in ciidamadeeda ka baxeen deegaanka Raas kambooni

DEC 12, 2024

 Khamiis, December, 12, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay sababaha keenay in cii...

Warkii oo dhan »
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku heshiiyay Dalka Turkiga

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku heshiiyay Dalka Turkiga

DEC 12, 2024

 Khamiis, December, 12, 2024 (HOL) - Waxaa magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wada hadaladii u dhaxeeyay Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ka...

Warkii oo dhan »
Farmaajo oo si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay Raaskambooni

Farmaajo oo si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay Raaskambooni

DEC 12, 2024

 Khamiis, December, 12, 2024 (HOL) - Madaxweyne hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qoraal ka soo saaray dagaalkii Raaskambooni ay...

Warkii oo dhan »
Ciidamo dowladda Soomaaliya katirsan oo ku jabay dagaalkii Raaskambooni oo isku dhiibay Kenya

Ciidamo dowladda Soomaaliya katirsan oo ku jabay dagaalkii Raaskambooni oo isku dhiibay Kenya

DEC 11, 2024

 Arbaco, December, 11, 2024 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay iskusoo dhiibeen ciidamo katirsan kuwa xoogga Dalka Soomaaliya, kuwaas oo m...

Warkii oo dhan »
Xulka Qaranka 15 jirada Soomaaliya oo maanta guul muhiim ah ka gaaray dhigooda dalka Rwanda

Xulka Qaranka 15 jirada Soomaaliya oo maanta guul muhiim ah ka gaaray dhigooda dalka Rwanda

DEC 11, 2024

 Arbaco, December, 11, 2024 (HOL) - Ciyaartooyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee 15 sano jirada ayaa maanta guul weyn oo muhiim ah ka gaaray tartanka...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo sheegtay iney soo bandhigeyso dalalka iska leh diyaarado Drone ah oo ka qeyb qaatay dagaalkii maanta

Jubbaland oo sheegtay iney soo bandhigeyso dalalka iska leh diyaarado Drone ah oo ka qeyb qaatay dagaalkii maanta

DEC 11, 2024

 Arbaco, December, 11, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda amniga maamulka Jubbaland Aadan Axmed Xaaji oo maanta shir jaraa'id u qabtay wa...

Warkii oo dhan »
Bashiir Goobe oo amar kubixiyay in dadka degan guriga Hooyooyinka ka guuraan

Bashiir Goobe oo amar kubixiyay in dadka degan guriga Hooyooyinka ka guuraan

DEC 11, 2024

 Arbaco, December, 11, 2024 (HOL) - Wasiirka wasaaradda Qoyska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Bashiir Goobe oo shir jaraa'id ah ku qabtay ma...

Warkii oo dhan »