Wararka Maanta

Dowladda Fedaraalka oo Al-shabaab kala wareeegtay koontooyin ku jireen hal Milyan oo doolar

Dowladda Fedaraalka oo Al-shabaab kala wareeegtay koontooyin ku jireen hal Milyan oo doolar

DEC 13, 2024

 Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa lagu shaaciyay in Xafiisku uu ku guule...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo ka jawaabtay eedeynta dowladda Fedaraalka ee ah inuu xiriir kala dhaxeeyo Alshabaab

Jubbaland oo ka jawaabtay eedeynta dowladda Fedaraalka ee ah inuu xiriir kala dhaxeeyo Alshabaab

DEC 13, 2024

 Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka amniga maamulka Jubbaland Aadan Axmed Xaaji ayaa si adag ugu jawaabay eedeynta dowladda Fed...

Warkii oo dhan »
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku kala saxiixday heshiis muhiim ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku kala saxiixday heshiis muhiim ah

DEC 13, 2024

Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka ee Xukuumaada Fe...

Warkii oo dhan »
Jubaland oo sheegtay inay ka xuntahay dagaalkii ka dhacay Raas-Kambooni kuna baaqday wada hadal

Jubaland oo sheegtay inay ka xuntahay dagaalkii ka dhacay Raas-Kambooni kuna baaqday wada hadal

DEC 13, 2024

 Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay aad uga xuntahay dagaaladii ka ...

Warkii oo dhan »
Batuulo Gabelle oo 24 saac u qabatay in Bashiir Goobe uga guuro Guriga Hooyooyinka

Batuulo Gabelle oo 24 saac u qabatay in Bashiir Goobe uga guuro Guriga Hooyooyinka

DEC 13, 2024

 Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Marwo Batuulo Sheikh Axmed Gabelle ayaa warqad ay shalay soo saartay ku f...

Warkii oo dhan »
Taliye kuxigeenkii hore NISA oo ka digay in Al shabaab ay sameyn karaan wixii ay sameeyeen Mucaaradka Syria

Taliye kuxigeenkii hore NISA oo ka digay in Al shabaab ay sameyn karaan wixii ay sameeyeen Mucaaradka Syria

DEC 13, 2024

 Jimco, December, 13, 2024 (HOL) - Taliye ku xigeenkii hore ee Hay'adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya, Cabdisalaan Guuleed hadana...

Warkii oo dhan »
Cabdiraxmaan Cabdishakuur "Heshiiska Itoobiya lagula galay Ankara ma caddo waxa uu yahay ee yaan la qaldin Bulshada"

Cabdiraxmaan Cabdishakuur "Heshiiska Itoobiya lagula galay Ankara ma caddo waxa uu yahay ee yaan la qaldin Bulshada"

DEC 12, 2024

 Khamiis, December, 12, 2024 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag u dhaliilay heshiiska is afagarad ee magaalada Ank...

Warkii oo dhan »
Mustaf Dhuxulow oo loo magacaabay Agaasimaha guud ee Hay'adda Socdalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya

Mustaf Dhuxulow oo loo magacaabay Agaasimaha guud ee Hay'adda Socdalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya

DEC 12, 2024

 Khamiis, December, 12, 2024 (HOL) - Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay'add...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka: Al-Shabaab ayaa gacan weyn ku lahaa weerarka Raaskambooni

Dowladda Federaalka: Al-Shabaab ayaa gacan weyn ku lahaa weerarka Raaskambooni

DEC 12, 2024

 Khamiis, December, 12, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay maamulka Jubbaland inuu xiriir la leeyahay kooxda Alshabaab,...

Warkii oo dhan »
Xasan Cali Kheyre oo ayaan darro ku tilmaamay heshiiskii uu Madaxweyne Xasan Sheekh la gaaray Abiy Axmed

Xasan Cali Kheyre oo ayaan darro ku tilmaamay heshiiskii uu Madaxweyne Xasan Sheekh la gaaray Abiy Axmed

DEC 12, 2024

 Khamiis, December, 12, 2024 (HOL) - Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay heshiiskii ay xalay kuwada galeen Do...

Warkii oo dhan »