Wararka Maanta
Dagaal maalintii labaad ka Socda Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag
Axad, December, 15, 2024 (HOL) - Dagaal maalintii labaad galay ayaa ka soconaya magaalada Ceerigaabo, halkaas oo ciidamada Somaliland iyo kuwa S...
Warkii oo dhan »Jubaland oo soo bandhigtay ruux la sheegay inuu bam gacmeed ku weeraray isbitaalka Kismaayo
Axad, December, 15, 2024 (HOL) - Sirdoonka Jubaland ayaa kusoo bandhigay magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Jubaland shaqsi ay ku eedeeyeen in...
Warkii oo dhan »Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada ee Xalay qabsoomay?
Axad, December, 15, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay shir gudoomiyay xubnaha Golaha Wasiirada ...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleed khasaare geystay oo maalintii labaad ka dhacay gobolka Galgaduud
Sabti, December, 14, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay de...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee Somaliland oo Lagu Dhawaaqay
Sabti, December, 14, 2024 (HOL) - Waxa lagu dhawaaqay 28 wasiir, 16 wasiir ku xigeen iyo 3 wasiir u duule oo kamid noqon doono golaha fulinta ee...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Waasare Xamse oo Muqdisho ka furay Shir weynaha Qorshaha ka hortagga iyo la dagaalanka Maalgelinta Argagixisada
Sabti, December, 14, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta furay Shirweynaha Iskaashiga D...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo shaacisay ineysan qaadan wax deyn ah mudada sanadka ah ee kasoo wareegtay deyn cafinta
Sabti, December, 14, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa si faahfaahsan uga hadla...
Warkii oo dhan »Xukuumada Cusub ee Somaliland oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Heshiiskii Ankara iyo Isfahankii Itoobiya
Sabti, December, 14, 2024 (HOL) - Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sheegtay in heshiiskii Ankara ee dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya uu yaha...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo diyaarad soo saartay Askartii ciidanka dowladda ee ku qabtay dagaalkii Raaskambooni
Sabti, December, 14, 2024 (HOL) - Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray gabal dhacii Shalay diyaarad siday qaar ka mid ah ciidankii dowladda ee dh...
Warkii oo dhan »Kenya oo adkaysay ammaanka xuduudkeeda, iyadoo walaac ka qabta xiisadaha Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland
Sabti, December, 14, 2024 (HOL) - Kenya ayaa xoojisay ammaanka xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya, kaddib iska horimaadyadii ciidamada dowladda ...
Warkii oo dhan »