Wararka Maanta

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo ugu baaqay Ganacsatada iney hubka u qaataan Al-shabaab

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo ugu baaqay Ganacsatada iney hubka u qaataan Al-shabaab

DEC 17, 2024

 Talaado, December 17, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed...

Warkii oo dhan »
Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo laga dhigay ilaa 2027

Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo laga dhigay ilaa 2027

DEC 17, 2024

 Talaado, December 17, 2024 (HOL) - War saxaafadeed kasoo baxay Ururka Midowga Yurub ayaa waxaa shaaca looga qaaday in la kordhiyay howlgalladood...

Warkii oo dhan »
Munaasabad lagu maamuusayay Xeerka Ciise ee ay aqoonsatay UNESCO oo lagu qabtay magaalada Diridhabe

Munaasabad lagu maamuusayay Xeerka Ciise ee ay aqoonsatay UNESCO oo lagu qabtay magaalada Diridhabe

DEC 17, 2024

Talaado, December 17, 2024 (HOL) - Magaalada Diridhabe ee dalka It...

Warkii oo dhan »
Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo  Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka?

Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka?

DEC 17, 2024

 Talaado, December 17, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay xafiiskiisa kulan kula qaatay Gud...

Warkii oo dhan »
Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

DEC 16, 2024

 Isniin, December 16, 2024 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo la hadlay Warbaahinta...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo Masar uga warbixisay Qodobadii kasoo baxay Shirkii Ankara

Dowladda Soomaaliya oo Masar uga warbixisay Qodobadii kasoo baxay Shirkii Ankara

DEC 16, 2024

 Isniin, December 16, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka Masar Dr. Badr Abdel Aty, ayaa khadka taleefoonka kula hadlay dhiggiis...

Warkii oo dhan »
NISA oo shacabka Soomaaliyeed uga digtay iney la macaamilaan horjooge Xasan Afgooye

NISA oo shacabka Soomaaliyeed uga digtay iney la macaamilaan horjooge Xasan Afgooye

DEC 16, 2024

 Isniin, December 16, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa shacabka Soomaa...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Sanaag oo Faah Faahiyay Dagaalkii Ka Dhacay Ceerigaabo

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag oo Faah Faahiyay Dagaalkii Ka Dhacay Ceerigaabo

DEC 16, 2024

 Isniin, December 16, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Somaliland, Axmed Cabdi Muuse, oo kulan la qaatay taliyayaasha guutooyinka ciid...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo raadineysa $1.42bn si loo ballaariyo howlaha bani'aadanimo ee Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo raadineysa $1.42bn si loo ballaariyo howlaha bani'aadanimo ee Soomaaliya

DEC 16, 2024

 Isniin, December, 16, 2024 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ayaa sheegay in uu u ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo ku baaqday in si sharuud la'aan ah loo joojiyo dagaalka Ceerigaabo

Dowladda Federaalka oo ku baaqday in si sharuud la'aan ah loo joojiyo dagaalka Ceerigaabo

DEC 16, 2024

 Isniin, December, 16, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS ayaa sheegtay in ay si dhow ula socoto colaa...

Warkii oo dhan »