Wararka Maanta
Soomaaliya oo ka laabanaysa go'aankii ciidamada Itoobiya uga saartay howlgalka cusub ee nabad ilaalinta
Khamiis, December 19, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka laabato go’aankii ay ciidamada Itoobiya uga saartay ...
Warkii oo dhan »Gabar Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Stocholom ee dalka Sweden
Khamiis, December 19, 2024 (HOL) - Wararka laga helaayo magaalada Stocholom ee dalka Sweden ayaa sheegaya in halkaasi si arxan dara ah loogu dil...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse "Baasaboorka Soomaaliga inuu noqdo mid la tartama baasaboorada casriga ah ee Caalamka"
Arbaco, December 18, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeyb galay munaasabada uu xil...
Warkii oo dhan »Wasiiradda howlaha guud ee Jaamacadda Carabta oo isku raacay in Soomaaliya laga caawiyo dib u dhiska xarumaha dowladda
Arbaco, December 18, 2024 (HOL) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska guriyenta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xildhibaan...
Warkii oo dhan »SSC Khaatumo oo Somaliland Ku Eedaysay in Ay Ceerigaabo Ka Barakicisay 50,000 oo Qoys
Arbaco, December 18, 2024 (HOL) - Maamulka SSC Khaatumo ayaa Somaliland ku eedeeysay inay xadgudubyo ka geystay magaalada Ceerigaabo, isla...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo 147 Muwaadin oo ku xirnaa xabsiyada Libya dib ugu soo celisay dalka
Arbaco, December 18, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub iyo hay’adda IOM ayaa maanta dalka dib ugu soo c...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo xaqiijiyay in Turkiga uu saldhig Dayax gacmeed ka dhisaayo Soomaaliya
Arbaco, December 18, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Turkiga uu ka dhisaayo Soomaaliya saldhig dayax ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Ku Hanjabtay in ay Tallaabo Ka Qaadayso Cid Kasta oo Jiritaankeeda Khatar Gelisa
Arbaco, December 18, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in ay guul weyn ka gaadhay dagaalkii shalay ka dhacay koonfurta gobolka Sanaag, halka...
Warkii oo dhan »Sheekh Muuse Cadde oo geeriyooday iyo madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geeridiisa
Arbaco, December 18, 2024 (HOL) - Sheekh Muuse Nuur oo loo yaqiinay Sheekh Muuse Cadde oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee caanka ah ayaa Xala...
Warkii oo dhan »Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in la gaaray xiligii dhagaxaanta laga qaadi lahaa Wadooyinka Muqdisho
Arbaco, December 18, 2024 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeedinayay munaasabad uu xilka kula wareegayay G...
Warkii oo dhan »