Wararka Maanta
Ururka shaqaalaha caalamiga ah oo cambaareeyay heshiisyada shaqalaha Soomaaliya iyo Sacuudiga
Arbaco, December 18, 2024 (HOL) - Ururka ay ku midaysan yihiin Ururrada Shaqaalaha caalamiga ah (ITUC) ayaa sheegay inay garab taagan yihiin mow...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Turkiga usoo bandhigtay qorshaha horumarinta kalluunka ku jira biyaha Soomaaliya
Arbaco, December 18, 2024 (HOL) - Waxaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga Booqasho rasmi ah ku jooga Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqa...
Warkii oo dhan »Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo xilka kala wareegay Yuusuf Madaale
Arbaco, December 18, 2024 (HOL) - Waxaa xalay Magaalada Muqdisho lagu qabtay munasaabad ay xilka kula wareegayay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Ba...
Warkii oo dhan »Dagaal Xoogan oo galabta dib uga qarxay Koonfurta Gobolka Sanaag
Talaado, December 17, 2024 (HOL) - Dagaal aad u xoogan oo aan waxba la isku reeban ayaa galabta ka qarxay deegaano ka tirsan koonfurta gobolka S...
Warkii oo dhan »Macluumaad laga helay markab jariif ah oo lagu qafaashay xeebaha Puntland
Talaado, December 17, 2024 (HOL) - Markab muddo afar sano ah si sharci darro ah uga kalluumaysanayay xeebaha Puntland oo dhawaan burcad-badeeddu...
Warkii oo dhan »Nin Taageere Weyn u ah Madaxweyne Cirro oo Loo Diiday In uu Somaliland Yimaado
Talaado, December 17, 2024 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa diiday inuu Hargaysa kasoo dago, Liibaan Al-Cadala, oo ka mid ah taageerayaasha Ma...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiilka Gaarka ah ee dowladda Shiinaha ee Geeska Afrika
Talaado, December 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabil...
Warkii oo dhan »Gudoomiyihii hore Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo ku Geeriyooday dalka Mareykanka
Talaado, December 17, 2024 (HOL) - Waxaa magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareykanka ku geeriyooday allaha unaxariistee Gudoomiyihii hore ee Ba...
Warkii oo dhan »Falanqeeyayaasha siyaasadda Itoobiya oo sheegay in Abiy Axmed uu guul darro kala soo kulmay shirkii Ankara
Talaado, December 17, 2024 (HOL) - Falanqeeyayaasha arrimaha siyaasadda dalka Itoobiya ayaa sheegay in saamaynta sii kordheysa ee Turkiga ee xal...
Warkii oo dhan »Al shabaab oo Buula Mareer ku gowracay Qof Canshuuraha ka qaada Guryaha
Talaado, December 17, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al sha...
Warkii oo dhan »