Wararka Maanta
Falanqeeyayaasha amniga oo ka digaya caqabado ay ciidamada Puntland kala kulmi karaan la dagaalanka Daacish
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Khubarada amniga ayaa walaac xooggan ka muujiyey awoodda ay Ciiddanka Puntland u leeyihiin inay ka hortagaan ...
Warkii oo dhan »Gudoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada ee Degmada Daaru Salaam oo la dhawaacay
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Koox hubeysan ayaa weerar xooggan ku qaaday xarun jir dhis oo ku taala Degmada Heliwaa, waxaana weerarkaas la...
Warkii oo dhan »Heshiis xabad joojoojin oo la kala dhex dhigay beelo ku dagaalamay xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo ay wehliyaan masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dal...
Warkii oo dhan »Wasiirka Gaashaandhigga: Jubbaland ayaa qaadi doonta masuuliyadda ka dhalata isku dhac dhexmara ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qaadi doo...
Warkii oo dhan »Jubaland oo Diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya uga digtay inay tagaan Raas-Kambooni
Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Jubaland Cabdullahi Dubad Shill ayaa uga...
Warkii oo dhan »Puntland: Waa wax yaableh oo siyaasada dalka ku cusub in maamul doorasho galay la weeraro
Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in dowladda ...
Warkii oo dhan »Ciidamo hor leh oo ka tirsan Jubbaland oo maanta ku biiray ciidanka dowladda ee ku sugan Raas kamnbooni
Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Ciidamada Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta markale kusoo bandhigay deegaanka Raas kambooni ee gobolka Jubbada...
Warkii oo dhan »Dowladda France oo Soomaaliya ka cafisay deyn dhan $145.6M
Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Dowladda Faransiiska ee ...
Warkii oo dhan »Puntland oo dib looga celiyay $3 Milyan oo dollar oo loogu tala galay taageerada Waxbarashada
Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Puntland ayaa dib looga celiyay lacag dhan $3 milyan oo doolar oo ay qayb ka ahayd mashruuca JRP (Joint Resili...
Warkii oo dhan »Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo maanta iska dhex doortay Gudoomiye iyo kuxigeen
Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta waxa ay iska dhex doorteen Gu...
Warkii oo dhan »