Wararka Maanta

Taliye Cabdi Kaafi "Madaxwaynuhu haduu amro in la soo afjaro Malayshiyaadka Raas kaambooni lageeyay waan soo afjareyna"

Taliye Cabdi Kaafi "Madaxwaynuhu haduu amro in la soo afjaro Malayshiyaadka Raas kaambooni lageeyay waan soo afjareyna"

DEC 02, 2024

 Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Daraawiishta guutada Birjeex ee Jubaland Cabdi kaafi oo Shir jaraa'id ku qabtay deeganka Buu...

Warkii oo dhan »
Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay iney ka go'an tahay xal u helista colaada ka jirta xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay iney ka go'an tahay xal u helista colaada ka jirta xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe

DEC 02, 2024

 Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Xaalada deganaasho ah ayaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ka jirto deegaanada dhaca xadka gobolada Hiiraan iy...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Eritrea oo sheegay in heshiiskii uu dalkiisa la saxiixday Soomaaliya iyo Masar uusan duulaan ku ahayn Itoobiya

Madaxweynaha Eritrea oo sheegay in heshiiskii uu dalkiisa la saxiixday Soomaaliya iyo Masar uusan duulaan ku ahayn Itoobiya

DEC 02, 2024

 Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Eritrea  Isaias Afwerki ayaa Wareysi uu siiyay warbaahinta gudaha ee dalkiisa, waxa uu ku fa...

Warkii oo dhan »
Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Qaadacday Xog uu Isbigaalka Guud ee Hargaysa kaga Hadlay cudurka AIDS-ka

Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Qaadacday Xog uu Isbigaalka Guud ee Hargaysa kaga Hadlay cudurka AIDS-ka

DEC 01, 2024

 Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa beenisay xog uu soo saaray Isbitaalka Guud ee Hargaysa, oo sheegaysay in t...

Warkii oo dhan »
Dowladda Masar oo baareysa 6 Qof oo Soomaali ah oo ku Geeriyootay dalka Masar

Dowladda Masar oo baareysa 6 Qof oo Soomaali ah oo ku Geeriyootay dalka Masar

DEC 01, 2024

Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa 6 Ruux oo isku Qoys ah oo ku Geeriyooday dalka Masar kadib markii ay ku qabintimee...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo beenisay in ciidamadii Saakay iska dhiibay Raas kambooni iney ka mid ahayeen ciidamadeeda

Jubbaland oo beenisay in ciidamadii Saakay iska dhiibay Raas kambooni iney ka mid ahayeen ciidamadeeda

DEC 01, 2024

 Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay ineysan jirin ciidan kasoo goostay Jubbaland oo i...

Warkii oo dhan »
Puntland: Dad la nool HIV oo joojiyay qaadashada daawada kaddib markii ay saamayn ku yeelatay faquuqa

Puntland: Dad la nool HIV oo joojiyay qaadashada daawada kaddib markii ay saamayn ku yeelatay faquuqa

DEC 01, 2024

 Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Ha’yadda Puntland ee La-dagaallanka AIDS-ka (PAC) ayaa soo bandhigtay xog muujineysa in guud ahaan 646 qof ay ...

Warkii oo dhan »
Tirada ciidanka Jubbaland ee ku biiraya kuwa dowladda Fedaraalka oo sii kordhaysa

Tirada ciidanka Jubbaland ee ku biiraya kuwa dowladda Fedaraalka oo sii kordhaysa

DEC 01, 2024

 Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Waxaa maanta markale ku biiray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan deegaanka Raas kambooni ee gobolka...

Warkii oo dhan »
Madaxweynayaasha Kenya iyo Uganda oo dhex dhexaadin doona khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya

Madaxweynayaasha Kenya iyo Uganda oo dhex dhexaadin doona khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya

DEC 01, 2024

 Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Kenya, ayaa sheegay isaga iyo Madaxweynaha Uganda inay ka wada shaqaynayaan sidii loo xalin lahaa k...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo ku adkeysanaysa in lahadalka Itoobiya ku xiran yahay inay ka baxdo heshiiskii Somaliland

Dowladda Soomaaliya oo ku adkeysanaysa in lahadalka Itoobiya ku xiran yahay inay ka baxdo heshiiskii Somaliland

DEC 01, 2024

 Axad, December, 1, 2024 (HOL) - Danjiraha Soomaaliya ee dalka Tanzania, Ilyaas Cali Xasan ayaa ku celiyay mowqifka dowladda ee damaca Itoobiya e...

Warkii oo dhan »