Wararka Maanta
Hoos u dhac ku yimid miisaaniyadda uu Bangiga Adduunka ku taageeri jirtay Puntland
Arbaco, November, 27, 2024 (HOL) - Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud, ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu hoos u dhac ku yimid...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha
Arbaco, November, 27, 2024 (HOL) - Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kalfadhi wadajir ah, kaasoo ay ku...
Warkii oo dhan »Turkiga iyo Soomaaliya oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan sahaminta tamarta
Arbaco, November, 27, 2024 (HOL) - Shirkadda Tamarta ee dawladda Turkiga, TPAO (Turkiye Petroleri Anonim Ortakligi) iyo Hay’adda Shidaalka ee ...
Warkii oo dhan »Maamulka gobolka Banaadir oo soo saaray amar ku socda gabdhaha gadaal ka raaca Mooto Feykonta
Arbaco, November, 27, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Shalay meel fagaare ah uga dhawaaq...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirada oo ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha
Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyay Guddiga...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Amar Ku Bixisay in Bandow la Galiyo Magaalada Ceerigaabo
Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa amar ku bixisay in bandaw lagu soo rogo magaalada Ceerigaabo kadib iska hor-imaad ...
Warkii oo dhan »Shiinaha oo cambaareeyay hadallo kasoo baxay Koongareeska Maraykanka oo lagu taageerayay xiriirka Taiwan iyo Somaliland
Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay hadallo ka soo baxay xubin ka tirsan Congress-...
Warkii oo dhan »SSC Khaatumo oo Somaliland ku eedaysay in ay dil iyo dhac u gaysanayso qaybo kamid ah shacabka Ceerigaabo
Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - SSC Khaatumo ayaa Somaliland ku eedaysay in ay dad shacab ah ku waxyeelaysay magaalada Ceerigaabo, kadib ras...
Warkii oo dhan »Dibad bax lagu taageerayo Doorasho Qof iyo Cod oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb-galay isku soo bax balaaran oo Bulsh...
Warkii oo dhan »Puntland oo bilowday guluf dagaal oo ka dhan ah kooxda Daacish ee ku sugan gobolka Bari
Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - Puntland ayaa bilowday guluf ciidan oo ka dhan ah kooxda Daacish ee isku sii ballaarinaysa deegaanada ...
Warkii oo dhan »