Wararka Maanta

Siyaasi caan ka ah Dowlad Degaanka Soomaalida oo lagu xidhay magaalada Diridhabe

Siyaasi caan ka ah Dowlad Degaanka Soomaalida oo lagu xidhay magaalada Diridhabe

NOV 26, 2024

  Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Diridhabe ayaa sheegaya in Aadan Alaale oo kamid ah Siyaasiyiinta u dhashay D...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay heshiisyo kala duwan oo muhiim ah

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay heshiisyo kala duwan oo muhiim ah

NOV 26, 2024

 Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo Xalay kulan deg deg ahaa ku yeeshay xaruntooda magaala...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo bilaawday xakameynta hubka sharci darada ah iyo Calaamadeynta Rasaasta

Dowladda Fedaraalka oo bilaawday xakameynta hubka sharci darada ah iyo Calaamadeynta Rasaasta

NOV 26, 2024

 Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa...

Warkii oo dhan »
Fahad Yaasiin oo taageeray Ciidamada Dowladda ay geeysay Raas Kambooni

Fahad Yaasiin oo taageeray Ciidamada Dowladda ay geeysay Raas Kambooni

NOV 26, 2024

 Talaado, November, 26, 2024 (HOL) - Taliyihii hore ee Hay’adda nabad sugida Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasin Xaaji Daahir, ayaa si weyn usoo dh...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hortimid doorashada Jubbaland, iyadoo amartay in dacwad lagusoo oogo Axmed Madoobe

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hortimid doorashada Jubbaland, iyadoo amartay in dacwad lagusoo oogo Axmed Madoobe

NOV 25, 2024

 Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamtay doorashada lagu doortay Axmed Maxamed Islaam (...

Warkii oo dhan »
Jubaland oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeysay in Ciidamo hab beel u abaabulan ay geeysay Raas-Kaambooni

Jubaland oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeysay in Ciidamo hab beel u abaabulan ay geeysay Raas-Kaambooni

NOV 25, 2024

 Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Wasaaradda amniga gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland waxa ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeysay in...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo maanta ciidamo ka dajisay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose

Dowladda Fedaraalka oo maanta ciidamo ka dajisay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose

NOV 25, 2024

 Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sida garaka u tababaran ee Gorgor ayaa maan...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Doorashada Axmed Madoobe waxay si rasmi ah usoo afjartay muddo kororsiga Villa Soomaaliya

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Doorashada Axmed Madoobe waxay si rasmi ah usoo afjartay muddo kororsiga Villa Soomaaliya

NOV 25, 2024

 Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Axmed Madoob...

Warkii oo dhan »
Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre oo hambalyo u diray Axmed Madoobe

Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre oo hambalyo u diray Axmed Madoobe

NOV 25, 2024

 Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra'iisul wasaarihii hore ee Somaaliya Xasan ...

Warkii oo dhan »
Axmed Madoobe: Xamsow kuwa kaa waawayn ayaa ku guulaysan waayay inay dumiyaan jubbaland

Axmed Madoobe: Xamsow kuwa kaa waawayn ayaa ku guulaysan waayay inay dumiyaan jubbaland

NOV 25, 2024

 Isniin, November, 25, 2024 (HOL) - Axmed Madoobe oo maanta markii sadaxaad loo doortay madaxweynaha Jubbaland ayaa ku eedeeyay dowladda federaal...

Warkii oo dhan »