Wararka Maanta

Puntland oo degaanadeeda ka mannuucday isticmaalka Qamaarka 1XBET

Puntland oo degaanadeeda ka mannuucday isticmaalka Qamaarka 1XBET

NOV 24, 2024

 Axad, November, 24, 2024 (HOL) - Puntland ayaa soo saartay wareegto rasmi ah oo lagu mamnuucayo adeegyada shirkadda  khamaarka ee 1xBet iyo...

Warkii oo dhan »
Guddiga Doorashooyinka Jubaland oo xiray araaji qabashada musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Jubaland

Guddiga Doorashooyinka Jubaland oo xiray araaji qabashada musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Jubaland

NOV 23, 2024

 Sabti, November, 23, 2024 (HOL) - Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Jubaland Mursal Siyaad Maxamed ayaa si rasmi ah u sheegay inay soo xireen a...

Warkii oo dhan »
Jubaland oo uga digtay Diyaaradaha UN ka in dano siyaasadeed loo adeegsado

Jubaland oo uga digtay Diyaaradaha UN ka in dano siyaasadeed loo adeegsado

NOV 23, 2024

 Sabti, November, 23, 2024 (HOL) - War kasoo baxay Wasaaradda amniga gudaha ee Jubaland ayaa digniin culus loogu jeediyay dhammaan Hay'addaha Qam...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo ku eedeysay musharaxiinta madaxweynaha inay masuul ka yihiin iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Kismaayo

Jubbaland oo ku eedeysay musharaxiinta madaxweynaha inay masuul ka yihiin iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Kismaayo

NOV 23, 2024

 Sabti, November, 23, 2024 (HOL) - Afhayeenka Ciidanka Booliiska Jubbaland, Dhamme Shukri Faarax Ducaale, ayaa xaqiijiyay in shaqaaqo ka dhacday ...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fartaag "Waxaan cambaareynayaa falkii argagixiso ee Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Jubbaland uu ku qaaday Hotel AGAN"

Wasiir Fartaag "Waxaan cambaareynayaa falkii argagixiso ee Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Jubbaland uu ku qaaday Hotel AGAN"

NOV 23, 2024

 Sabti, November, 23, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo shir...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerka Doorashooyinka Dalka

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xeerka Doorashooyinka Dalka

NOV 23, 2024

 Sabti, November, 23, 2024 (HOL) - Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka Doorashooyinka...

Warkii oo dhan »
Iska hor imaad khasaare geystay oo goordhaw ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo

Iska hor imaad khasaare geystay oo goordhaw ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo

NOV 23, 2024

 Sabti, November, 23, 2024 (HOL) - Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya israsaseyn mudo kooban magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ...

Warkii oo dhan »
Turkiga oo Sheegay in Madaxweynaha Cusub ee Somaliland uu Ka Rajaynayo in uu ka Shaqeeyo Midnimada

Turkiga oo Sheegay in Madaxweynaha Cusub ee Somaliland uu Ka Rajaynayo in uu ka Shaqeeyo Midnimada

NOV 23, 2024

 Sabti, November, 23, 2024 (HOL) - Dowlada Turkiga oo dhambaal hambalyo ah u dirtay madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Ca...

Warkii oo dhan »
Haashim Dhaqane oo sheegay in loo kiraystay dilkii saddex haween Soomaaliyeed oo lagu dilay Nayroobi

Haashim Dhaqane oo sheegay in loo kiraystay dilkii saddex haween Soomaaliyeed oo lagu dilay Nayroobi

NOV 23, 2024

 Sabti, November, 23, 2024 (HOL) - Haashim Dhaqane Muxumed oo eedeysanaha dilalkii horraantii bishaan ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nayro...

Warkii oo dhan »
Beelaha Abgaal iyo Xawaadle oo ka shiray xal u helista dagaalo ka dhacay xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Beelaha Abgaal iyo Xawaadle oo ka shiray xal u helista dagaalo ka dhacay xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

NOV 23, 2024

 Sabti, November, 23, 2024 (HOL) - Odayaadha iyo Waxgaradka Beelaha Abgaal iyo Xawaadle iyo qeybaha kala duwan labadaan beelood ayaa Kulan balaar...

Warkii oo dhan »