Wararka Maanta
Ku dhawaad 30,000 oo qaxooti Ethiopian ah oo Puntland gaaray 10 bilood gudahood
Isniin, October, 18, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Puntland, Cabdi Siciid Juxa, ayaa shaaca ka qaaday in ku dhawaad 30,000 oo q...
Warkii oo dhan »Howlgalka ATMIS oo sheegay inuu guul kusoo dhamaaday wajigiii saddexaad ee dhimista tirada ciidamada ATMIS
Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gabagabeeyey wejigii saddexaad ee d...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashooyinka Jubaland oo la kulmay Odayaasha soo xulaya Xildhibaanada Jubaland
Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa maanta kulan la yeeshay Odayaasha Dhaqanka beelaha Jubaland, kuwaas oo door...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Xaasidnimo iyo Quudhiwaa ku eedaysay Dowlada Soomaaliya
Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland oo jawaabaysa eedayntii Wasiir Fiqi ee danjirayaasha shisheeye, ayaa sheegtay in dowlada So...
Warkii oo dhan »Xasan Cali Kheyre oo ku baaqay madal Qaran oo looga heshiiyo Doorashooyinka dalka
Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay siyaasadda xiligaan ay dhex muqu...
Warkii oo dhan »11 qof oo ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay degaan hoos yimaada magaalada Dhuusomareeb
Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Ugu yaraan 11 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, halka tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal ...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi oo digniin u jeediyay diblumaasiyiin lagu eedeeyay in ay ku xad-gudbeen Qaranimada Soomaaliya
Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Somaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa qaar kamid ah diblumaasiyiinta shishe...
Warkii oo dhan »Jubbaland iyo Xildhibaanada laga soo doorto deegaanadeeda oo ka horymid ansixinta xeerka dhisidda guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka
Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Maamul goboleedka Jubbaland iyo Xildhibaanada labada gole ee Jubbaland ku matala Baarlamaanka Fedaraalka Soomaal...
Warkii oo dhan »Daahir Amiin Jeesow " Badbaado Qaran 2 ayaan u soconaa, Xasan Sheekh na mudo kororsi"
Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah mudanayaasha Golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Xa...
Warkii oo dhan »Farmaajo oo sharci darro ku tilmaamay Xeerka dhisida Guddiga Doorashooyinka
Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku tilmaamay Tallaabadii shalay ay xubnaha Baa...
Warkii oo dhan »