Wararka Maanta
Farmaajo oo sharci darro ku tilmaamay Xeerka dhisida Guddiga Doorashooyinka
Axad, October, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku tilmaamay Tallaabadii shalay ay xubnaha Baa...
Warkii oo dhan »Habraaca iyo Jadwalka Doorashooyinka Xildhibaanada iyo Madaxweynaha Jubaland oo la shaaciyay
Sabti, October, 16, 2024 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka Jubaland ayaa caawa shaaciyey Habraaca iyo Jadwalka Doorashooyinka Xildhibaanada iyo Madaxwey...
Warkii oo dhan »Sheekh Shariif iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka horyimid ansixinta xeerka dhismaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dalka
Sabti, October, 16, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta si w...
Warkii oo dhan »Tiro Qaxootiga Itoobiyaan ka oo lagu xiray degmada Caabudwaaq
Sabti, October, 16, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in maanta degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagu ...
Warkii oo dhan »NISA oo gacanta kusoo dhigtay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab
Sabti, October, 16, 2024 (HOL) - Taliska hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi: Waxaan ognahay niman masuuliyiin ah oo ay dowlado shisheeye lacag kusoo siiyeen magac dilka dalka
Sabti, October, 16, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa beeniyay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay bilowday baaritaanka sababta hawada looga saaray Akoono Facbook-yo ah
Sabti, October, 16, 2024 (HOL) - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya ayaa billowday baaritaan ku aaddan in si lama filaan ah loo waayay a...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha
Sabti, October, 16, 2024 (HOL) - Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiya...
Warkii oo dhan »Daraasad lagu ogaaday heerka walwalka iyo murugada ay ku nool yihiin Barakacayaasha Muqdisho
Sabti, October, 16, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa waxa ay daraasad ku sameeyeen qaar kamid ah xeryaha barakacayaash...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
Sabti, October, 16, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaa...
Warkii oo dhan »