Wararka Maanta
Dagaal khasaare lagu gaarsiiyay kooxda Al-shabaab oo ka dhacay Galgaduud
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Saakay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay ku qaadeen fariisimo cii...
Warkii oo dhan »Jubaland oo hakisay wada shaqeyntii kala dhaxeysay Dowladda Federaalka
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa soo saartay war saxaafadeed ay kaga hadashay arri...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Jubaland oo ansixiyay Guddiga Doorashada Jubaland
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Baarlamaanka Dowladd Goboleedka Jubaland ayaa saakay ansixiyay guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorasho...
Warkii oo dhan »Xisbiga uu hogaamiyo Sheekh Shariif oo soo dhoweeyay Magacaabista Guddiga Doorashada Jubaland
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Xisbiga Himilo Qaran oo uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhow...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Qoorqoor "Waxaan diyaar u nahay in deegaanada Galmudug laga qabto Doorasho qof iyo cod ah"
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shaaca ka qaaday in maamulkiisa uu di...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo si adag uga hortimid magacaabidda guddiga doorashada Jubbaland
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cambaareysay go’aanka uu madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe xalay ku ma...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland
Axad, November, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Magacaabay Guddiga Madaxa banaa...
Warkii oo dhan »Jubaland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka inay Ciidamo kasoo saareyso furimaha dagaalka
Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasaaradda amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa sheegtay in Dowladda Federaalka ay xagal daacinayso...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Amniga Gudaha oo beenisay in Cabdullaahi Ganey uu yahay La taliye ka tirsan Wasaaradda
Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay maanta qoraal ay ku cadeyneyso in sh...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya " Waxaan indhaha ku haynaa Doorashada Somaliland"
Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney taageereyso hanaanka Doorashooyi...
Warkii oo dhan »