Wararka Maanta

Puntland: Waan soo dhoweyaynaa hadduu Xasan Sheikh yimaado Garowe si uu u garnaqsado

Puntland: Waan soo dhoweyaynaa hadduu Xasan Sheikh yimaado Garowe si uu u garnaqsado

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Puntland, Eng. Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan...

Warkii oo dhan »
Mahdi Guuleed oo loo doortay Gudoomiyaha Guddiga Diyaarinta Xeerka Doorashooyinka Qof iyo Cod

Mahdi Guuleed oo loo doortay Gudoomiyaha Guddiga Diyaarinta Xeerka Doorashooyinka Qof iyo Cod

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Villa Hargeysa maanta waxaa ka dhacay fadhi ay iskugu yimaadeen  Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal e...

Warkii oo dhan »
Wasaaraddii uu wasiirka ka ahaa Mukhtaar Roobow oo magaca laga badelay

Wasaaraddii uu wasiirka ka ahaa Mukhtaar Roobow oo magaca laga badelay

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacii ka badalay Wasaaraddii uu wasiir...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay baaritaan ku sameyso dilka saxafiyad Amuun Cabdullaahi Maxamed

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay baaritaan ku sameyso dilka saxafiyad Amuun Cabdullaahi Maxamed

NOV 09, 2024

Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Shabakadda caalamiga ah ee IPI ayaa si xooggan u cambaareysay dilka saxafiyadda Soomaali-Swedish-ka ah, Amuun Cabdull...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ciidanka Itoobiya laga reebay howlgalka cusub AUSSOM

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ciidanka Itoobiya laga reebay howlgalka cusub AUSSOM

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa xaqii...

Warkii oo dhan »
Cabdiraxman Cabdi Shakuur oo sharci daro ku tilmaamay Guddigii uu magacaabay BFS

Cabdiraxman Cabdi Shakuur oo sharci daro ku tilmaamay Guddigii uu magacaabay BFS

NOV 09, 2024

 Sabti, November, 9, 2024 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa si kulul u dhale...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waxa ay yihiin Soomaalida Germany laga soo celinayo

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waxa ay yihiin Soomaalida Germany laga soo celinayo

NOV 08, 2024

 Jimco, November, 8, 2024 (HOL) - Wasiiru Dowlaha arrimaha dibada Soomaaliya Cali Cumar Cali Balcad ayaa ka hadlay arrimo maalmihii lasoo dhaafay...

Warkii oo dhan »
In ka badan 30 xildhibaan oo iska xaadiriyay Kismaayo iyagoo ajiibaya baaqii Axmed Madoobe

In ka badan 30 xildhibaan oo iska xaadiriyay Kismaayo iyagoo ajiibaya baaqii Axmed Madoobe

NOV 08, 2024

 Jimco, November, 8, 2024 (HOL) - In ka badan 30 xildhibaan oo ka socday labada aqal ee baarlamaanka ayaa tagay magaalada Kismaayo, iyagoo ajiiba...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xanibneyd dalka Tunisia

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xanibneyd dalka Tunisia

NOV 08, 2024

 Jimco, November, 8, 2024 (HOL) - Dowlada Soomaaliya ayaa dalka ku soo celisay 24 qof oo laga soo badbaadiyey gacanta kooxaha sida sharci darrada...

Warkii oo dhan »
Hay'adda NISA oo sheegtay inay Shabeellada Dhexe ku dishay 19 xubnood oo katirsan Alshabaab

Hay'adda NISA oo sheegtay inay Shabeellada Dhexe ku dishay 19 xubnood oo katirsan Alshabaab

NOV 08, 2024

Jimco, November, 8, 2024 (HOL) - Hay’adda NISA ayaa sheegtay in howlgal qorshaysan oo ay ciidamadeedu ka fuliyeen deegaanka Yaaqle ee gobolka Sh/dhe...

Warkii oo dhan »