Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambaleeyay madaxweynaha ku guuleysta...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Hindise sharciyeedka Tacliinta sare ee Qaranka
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Kooramka fadhiga Xildhibaanada ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ku furmay 141 Mudane kuwaasi oo xaadiray Golah...
Warkii oo dhan »Donald Trump oo ku guuleystay Doorashadii Madaxtinimo ee Mareykanka
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku guuleystay doorashadii Madaxtinimo ee ka dhacday d...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inay dib usoo celinayaan qaxootiga Jarmalka
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Berlin. Casuumaad ka dib...
Warkii oo dhan »Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Raysal Wasaare Xamse oo is casilay
Arbaco, November, 6, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saadaam Maxamuud Cab...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo Soomaaliya ka cafiyay lacag ka badan hal bilyan oo dollar oo dayn ah
Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Mareykanka ayaa Soomaaliya ka cafiyay 1.14 bilyan oo dollar oo deyn ah, kaddib heshiis laba geesood ah oo ay ...
Warkii oo dhan »Netanyahu oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkiisii Difaaca Yoav Galant
Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Difaaca Israel Yoav G...
Warkii oo dhan »Diyaarad Drone ah oo ku dhacday degaan ay maamulaan kooxda Al-shabaab
Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Dadka degaanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad Turki ah oo nooca Drone ta ah ay ku dhacday...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo maanta Midowga Yurub kala wareegtay gaadiid iyo agab Militari
Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa munaasabad k...
Warkii oo dhan »Talyaaniga oo taalo u dhisay saxafiyad wax baarta oo 30 sano ka hor lagu dilay Soomaaliya
Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Dowladda Talyaaniga ayaa taalo u dhistay Ilaria Alpi, oo ahayd saxafiyad 30 sano ka hor lagu dilay magaalada ...
Warkii oo dhan »