Wararka Maanta

Garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal katirsan maxkamadda ciidamada Puntland oo dib xoriyaddoodii u helay

Garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal katirsan maxkamadda ciidamada Puntland oo dib xoriyaddoodii u helay

NOV 05, 2024

 Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Waxaa maanta xabsiga dhexe ee magaalada Garowe lagasii daayay garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal ka tirsanaa ma...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo Baydhabo u dirtay afar diyaaradood oo sida gargaar bani'aadanimo

Dowladda Fedaraalka oo Baydhabo u dirtay afar diyaaradood oo sida gargaar bani'aadanimo

NOV 05, 2024

Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Hay'adda maareynta iyo musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa saakay gargar bani'aadanimo u dirtay magaal...

Warkii oo dhan »
Jubaland oo awaamiir culus dul dhigtay ciidamada ka howlgala Degaanadeeda

Jubaland oo awaamiir culus dul dhigtay ciidamada ka howlgala Degaanadeeda

NOV 05, 2024

 Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Wasaaradda amniga ee Dowladd Goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay awaamiir culus oo taabanaysa sugidda amnig...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya laga rarayo madaxtooyada

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya laga rarayo madaxtooyada

NOV 05, 2024

 Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in safaaradda Itoobiya ee So...

Warkii oo dhan »
Kismaayo: Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay wafdi ka socday Dowladda Kenya

Kismaayo: Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay wafdi ka socday Dowladda Kenya

NOV 05, 2024

 Talaado, November, 5, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarubta KMG Jubaland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedk...

Warkii oo dhan »
Raysal wasaare Xamse oo magacaabay laba wasiir oo cusub

Raysal wasaare Xamse oo magacaabay laba wasiir oo cusub

NOV 04, 2024

 Isniin, November, 4, 2024 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay boo...

Warkii oo dhan »
Turkiga oo soo jeediyay in Itoobiya la siiyo deked badeed

Turkiga oo soo jeediyay in Itoobiya la siiyo deked badeed

NOV 04, 2024

 Isniin, November, 4, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa sheegay in dalkiisu uu wado dadaallo aan kala joogsi lahayn...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland oo sheegay inay aqbaleen shirka wadatashiga ee loogu yeeray

Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland oo sheegay inay aqbaleen shirka wadatashiga ee loogu yeeray

NOV 04, 2024

 Isniin, November, 4, 2024 (HOL) - Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doortay degaanada Jubaland oo s...

Warkii oo dhan »
Musharax Cirro oo Ka Hadlay Mawqifkiisa ku Aadan Heshiiska Itoobiya iyo Colaada Sool

Musharax Cirro oo Ka Hadlay Mawqifkiisa ku Aadan Heshiiska Itoobiya iyo Colaada Sool

NOV 04, 2024

 Isniin, November, 4, 2024 (HOL) - Musharaxa Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in uu sii wadi do...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda Dowladda ee 2025

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda Dowladda ee 2025

NOV 04, 2024

 Isniin, November, 4, 2024 (HOL) - Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa cod aqlabiyad ah ...

Warkii oo dhan »