Wararka Maanta

NISA oo ku dhawaad 30 xubnood Al-shabaab uga dishay gobolka Shabeellaha Dhexe

NISA oo ku dhawaad 30 xubnood Al-shabaab uga dishay gobolka Shabeellaha Dhexe

NOV 03, 2024

 Axad, November, 3, 2024 (HOL) - Taliska hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo qaat...

Warkii oo dhan »
Golaha Nabadda Midowga Afrika oo ku booriyay dowladaha Afrika inay ciidamo ugu tabarucaan Soomaaliya

Golaha Nabadda Midowga Afrika oo ku booriyay dowladaha Afrika inay ciidamo ugu tabarucaan Soomaaliya

NOV 03, 2024

 Axad, November, 3, 2024 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (AUPSC) ayaa kasoo saaray war-murtiyeed ku saabsan  muhiimadda a...

Warkii oo dhan »
Shariif Sheekh Axmed oo weerar afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh

Shariif Sheekh Axmed oo weerar afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh

NOV 03, 2024

 Sabti, November, 2, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya shariif Sheekh Axmed ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay galinkii dambe ee Shalay ...

Warkii oo dhan »
Saraakiil iyo askar loo xiray dagaal maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho

Saraakiil iyo askar loo xiray dagaal maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho

NOV 02, 2024

 Sabti, November, 2, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal khasaare geystay oo maanta ...

Warkii oo dhan »
Labada aqal ee baarlamaanka oo ogolaaday codsiga madaxweynaha ee ah in dib loo dhigo fasaxa xildhibaanada

Labada aqal ee baarlamaanka oo ogolaaday codsiga madaxweynaha ee ah in dib loo dhigo fasaxa xildhibaanada

NOV 02, 2024

 Sabti, November, 2, 2024 (HOL) - Xildhibaannada labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay codsiga Madaxweynaha ee ahaa in muddo bil ah dib l...

Warkii oo dhan »
Xisbiga Waddani oo Ku Baaqay in Somaliland La Difaaco Kadib Dagaalkii Qorilugud

Xisbiga Waddani oo Ku Baaqay in Somaliland La Difaaco Kadib Dagaalkii Qorilugud

NOV 02, 2024

 Sabti, November, 2, 2024 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa bulshada ugu baaqay in ay garab istaagaan millateriga Somaliland ...

Warkii oo dhan »
Agaasimahii Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo goordhaw is casilay

Agaasimahii Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo goordhaw is casilay

NOV 02, 2024

 Sabti, November, 2, 2024 (HOL) - Agaasimahii Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdulqaadir Cali Dige ayaa goordhaw shaaciyay inuu iska casila...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta hortagaya Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta hortagaya Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya

NOV 02, 2024

 Sabti, November, 2, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah lagu wadaa inuu horta...

Warkii oo dhan »
Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaallo ka dhacay Qurilugud iyo Shangeed oo katirsan Togdheer

Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaallo ka dhacay Qurilugud iyo Shangeed oo katirsan Togdheer

NOV 02, 2024

 Sabti, November, 2, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed kasoo saar...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Madaxa Hay'adda Sirdoonka Maraykanka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Madaxa Hay'adda Sirdoonka Maraykanka

NOV 01, 2024

 Jimco, November, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinaayay, Agaasimaha hay'adda Nabads...

Warkii oo dhan »