Wararka Maanta
Dagaal Ciidamada SSC Khaatumo iyo Kuwa SSB Ku Dhexmaray Jiida u Dhaxaysa Qurilugud iyo Buuhoodle
Khamiis, October, 31, 2024 (HOL) - Dagaal khasaare dhimasho gaystay ayaa maanta jiida u dhaxaysa Buuhoodle iyo Qorilugud ku dhexmaray ciid...
Warkii oo dhan »Faysal Cali Waraabe: Heshiiska Itoobiya Waa Hadiyad Alle Noo Keenay
Khamiis, October, 31, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa heshiiska Itoobiya iyo Somaliland ku tilmaa...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaaraha Itoobiya oo Sheegay in Itoobiya ay rabto in ay si Nabad ah ku Gaadho Badda Cas
Khamiis, October, 31, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa sheegay in Itoobiya ay baahi wayn u qabto in ay marin biyood k...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo maanta ansixiyay heshiisyo is afgarad oo muhiim ah
Khamiis, October, 31, 2024 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ahaa maanta ku ansixiyay heshi...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howlgalo lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-shabaab
Khamiis, October, 31, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ilaa 1...
Warkii oo dhan »Puntland oo si adag uga hortimid go'aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran
Khamiis, October, 31, 2024 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay go’aankii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran, iyado...
Warkii oo dhan »Siyaasiyiin si wadajir ah uga horyimid go'aanadii kasoo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka
Khamiis, October, 31, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Raysal wasaarahii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaa...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay isbeddelka lagu sameeyay howlgalka QM ee Soomaaliya
Khamiis, October, 31, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu k...
Warkii oo dhan »Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ansixiyay isbeddel cusub oo lagu sameeyay howlgalka UNSOM
Khamiis, October, 31, 2024 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar ogolaanaya in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalma...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ka hortimid go'aanadii laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka
Khamiis, October, 31, 2024 (HOL) - Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga...
Warkii oo dhan »