Wararka Maanta
Golaha Wadatashiga Qaranka oo muddo kordhin u sameeyay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada
Arbaco, October, 30, 2024 (HOL) - Golaha Wadatashiga Qaran ayaa isku raacay in Doorashooyinka madaxda dowlad goboleedyada la qabto Sebtembar 202...
Warkii oo dhan »Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska oo raali galin siiyay gabadh muslimad ah oo lagu amray inay dhar gaagaaban ku cayaarto
Arbaco, October, 30, 2024 (HOL) - Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska ayaa raali galin siiyay gabadh muslimad ah oo cayaarta kubbada cagta o...
Warkii oo dhan »In ka badan 60 ruux oo ku dhintay daadad ku dhuftay gobol ku yaala dalka Spain
Arbaco, October, 30, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa dowladda iyo shacabka dalka Spain uga ...
Warkii oo dhan »Kooxo hubeysan oo Muwaadin Soomaaliyeed ku dilay dalka Koonfur Afrika
Arbaco, October, 30, 2024 (HOL) - Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa deegaanka khayalisha oo ka mid ah deegaanada hoostaga ...
Warkii oo dhan »UK: Soomaaliya ayaa leh go'aanka ugu dambeeya ee Itoobiya ugasii mid ahaan karaan nabad ilaaliyaasheeda
Arbaco, October, 30, 2024 (HOL) - Danjire Michael Nithavrianakis oo ah safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa sheegay go’aanka ugu da...
Warkii oo dhan »Lix ruux oo lagu dilay dagaal beeleed dib uga qarxay degmada Luuq
Arbaco, October, 30, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in markale uu saakay dib uga qarxay gudaha iyo d...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh oo ballanqaaday inuu diyaar u yahay inuu la hadlo Puntland iyo Jubbaland
Arbaco, October, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo xalay kulan la qaatay Guddoonka iyo Xil...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo diblumaasi katirsan safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya ku amartay inuu dalka si degeg ah uga baxo
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Soomaaliya ayaa sooo saartay amar uu dalka u...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Abu Dhabi PORTS Group oo Heshiis Maalgashi Kalluumeysi ah kala Saxiixday
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixatay shirk...
Warkii oo dhan »Sirdoonka Somaliland oo Gacanta Ku Soo Dhigay Kooxdii Hubka La Soo Gashay Ollolihii Kulmiye
Talaado, October, 29, 2024 (HOL) - Sirdoonka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in xabsiga la dhigay rag ka tirsana sirdoonka oo ka qaybqaatay ollolah...
Warkii oo dhan »