Wararka Maanta

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay gobolka Baay

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay gobolka Baay

OCT 28, 2024

 Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal maanta ka dhacay duuleedka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, kaas...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo maanta Muqdisho ku dilay sadax ruux oo ganacsato ahaa

Kooxo hubeysan oo maanta Muqdisho ku dilay sadax ruux oo ganacsato ahaa

OCT 28, 2024

 Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa maanta afar ruux oo dhalinyaro ganacsato aheyd ku toogtay goobahooda ganacs...

Warkii oo dhan »
Dowladda Itoobiya oo halis weyn ku tilmaamtay in ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya

Dowladda Itoobiya oo halis weyn ku tilmaamtay in ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya

OCT 28, 2024

 Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa walaac xooggan ka muujisay amnigeeda iyo xasilloonida gobolka haddii ciidamadeeda qeybt...

Warkii oo dhan »
Booliska Muqdisho oo soo bandhigay saddex qof oo lagu eedeeyay xatooyo

Booliska Muqdisho oo soo bandhigay saddex qof oo lagu eedeeyay xatooyo

OCT 28, 2024

 Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Ciidamada Boliiska Soomaaliya ayaa howlgalo ay sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho, kusoo qabtay sadax nin oo ...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Masar oo ku celiyay xabad joojin ka dhaqan gasha Gaza

Madaxweynaha Masar oo ku celiyay xabad joojin ka dhaqan gasha Gaza

OCT 28, 2024

Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Al-sisi ayaa mar kale soo jeediyay in xabad joojin laba maalmood ah laga hirgal...

Warkii oo dhan »
Xiisadaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u dhac ku keenaya dhameystirka howlgalka ATMIS

Xiisadaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u dhac ku keenaya dhameystirka howlgalka ATMIS

OCT 28, 2024

 Isniin, October, 28, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa wajahaysa hubanti la'aan ku saabsan mustaqbalka howlgalka nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika (A...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Yuusuf Xasan: Colaadda Soomaaliya iyo Itoobiya waa colaad macmal ah oo laga baaqsan karo

Xildhibaan Yuusuf Xasan: Colaadda Soomaaliya iyo Itoobiya waa colaad macmal ah oo laga baaqsan karo

OCT 27, 2024

 Axad, October, 27, 2024 (HOL) - Yuusuf Xasan oo ah xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kamukunji ee dalka Kenya, isla markaana ah xubin ka ti...

Warkii oo dhan »
Xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo maanta isku dhiibay ciidanka dowladda ee ku sugan gobolka Baay

Xubno ka tirsanaa Al-shabaab oo maanta isku dhiibay ciidanka dowladda ee ku sugan gobolka Baay

OCT 27, 2024

 Axad, October, 27, 2024 (HOL) - Xubnahaan ka tirsanaa kooxda Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Uru...

Warkii oo dhan »
Guddiga Wadahadallada Itoobiya oo ka hor yimid go'aankii ay ONLF ku hakisay inay ka qaybgasho Shirwaynaha heer Qaran ee Itoobiya

Guddiga Wadahadallada Itoobiya oo ka hor yimid go'aankii ay ONLF ku hakisay inay ka qaybgasho Shirwaynaha heer Qaran ee Itoobiya

OCT 27, 2024

 Axad, October, 27, 2024 (HOL) - Komishinka Wada hadalka ee Itoobiya ayaa ka hor yimid go'aankii ay dhawaan soo saareen Ururka ONLF ee ahaa inay ...

Warkii oo dhan »
Shirka Golaha Wadatashiga oo Muqdisho ka furmay iyadoo ay ka maqan yihiin Puntland iyo Jubbaland

Shirka Golaha Wadatashiga oo Muqdisho ka furmay iyadoo ay ka maqan yihiin Puntland iyo Jubbaland

OCT 27, 2024

 Axad, October, 27, 2024 (HOL) - Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta ka furmay xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka ...

Warkii oo dhan »