Wararka Maanta
Madaxda dowladda Fedaraalka, kuwa dowlad goboleedyada iyo madaxdii hore oo ka hadlay weerarkii Xeebta Liido
Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Madaxda sare ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Raysal wasaar...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan degdeg ah la qaatay hay'adaha Amniga kaddib weerarkii dhimashada badan dhaliyay ee xeebta Liido
Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey ...
Warkii oo dhan »Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac dad shacab ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe
Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saakay oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad shacab ah oo sa...
Warkii oo dhan »Orodyahan Soomaali Canadian ah oo kaalinta 4aad ka galay tartanka orodada ee Paris
Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Orodyahanka reer Canada Moh Ahmed, oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa ku dhameystay kaalinta afaraad tart...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay weerarkii Xeebta Liido
Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan oo goordhaw shir jaraa'id ugu qabtay warbaahint...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo soo afjaray weerarkii Alshabaab ay ka geysatay xeebta Liido
Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda ayaa xalay saqdii dhexe ku guulaystay inay soo afjaraan weerar ay koox katirsan Alshaba...
Warkii oo dhan »Faahfaahin ku saabsan Qaraxyo lagu weeraray Beach View
Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa goor dhowayd ka dhacay Beach View oo kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaa jir...
Warkii oo dhan »Iskusoo bax lagu cambaaraynayay dilka hoggaamiyihii Xamaas oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Kumanaan shacabka magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan culima-awdiin ayaa sameeyay iskusoo bax ballaaran oo ay ku ...
Warkii oo dhan »Aadan Ducaale: Musuqmaasuqu wuxuu Kenya ku yahay khatar ka weyn midda Al-shabaab
Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Wasiirka deegaanka ee dalka Kenya Aadan Ducaale ayaa sheegay in musuqmaasuqa uu caqabad weyn ku yahay qorshaha h...
Warkii oo dhan »Guddiga Nabadda Midowga Afrika oo kulan ka yeelanaya howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC) ayaa todobaadka cusub ee berri ah isugu imaan doona kalfadhi si ay...
Warkii oo dhan »