Wararka Maanta

Ethiopia oo sheegtay in Alshabaab ay halis weyn ku tahay amniga dalkooda

Ethiopia oo sheegtay in Alshabaab ay halis weyn ku tahay amniga dalkooda

JUL 31, 2024

Arbaco, Luulyo, 31, 2024 (HOL) - Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in kooxda Alshabaab ay weli halis weyn ku tahay ammaanka iyo xasiloonda dalkeeda iyo ...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi: Ethiopia waxay nagu diraysaa dalalka taageerada nasiiya, iyadoo ka gadaysa in aynaan wada hadal diyaar u ahayn

Wasiir Fiqi: Ethiopia waxay nagu diraysaa dalalka taageerada nasiiya, iyadoo ka gadaysa in aynaan wada hadal diyaar u ahayn

JUL 31, 2024

Arbaco, Luulyo, 31, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ambassador Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay, dowladda ...

Warkii oo dhan »
Qarax miino oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad shacab oo ka dhacay Galgaduud

Qarax miino oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad shacab oo ka dhacay Galgaduud

JUL 31, 2024

Arbaco, Luulyo, 31, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in deegaanka Gawaan oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceel...

Warkii oo dhan »
Tirada dagaalamayaasha Daacish ee ku sugan buuralayda Calmiskaad ee Puntland oo si weyn u korortay sanadkan

Tirada dagaalamayaasha Daacish ee ku sugan buuralayda Calmiskaad ee Puntland oo si weyn u korortay sanadkan

JUL 31, 2024

Arbaco, Luulyo, 31, 2024 (HOL) - In ka badan 800 ayaa lagu qiyaasay tirada dagalamayaasha Daacish ee ku sugan buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari, s...

Warkii oo dhan »
Hoggaamiyahii Xamaas Ismaaciil Haniyah oo lagu dilay dalka Iiraan

Hoggaamiyahii Xamaas Ismaaciil Haniyah oo lagu dilay dalka Iiraan

JUL 31, 2024

 Arbaco, Luulyo, 31, 2024 (HOL) - Hoggaamiyahii dhaqdhaqaaqa Ururka Xamaas ee dhanka siyaasada Ismaaciil Haniyah ayaa aroornimadii hore ee saakay...

Warkii oo dhan »
Wasiirka waxbarashada DFS oo weydiistay xildhibaanada Puntland inay Siciid Deni ka keenaan xal ay kuwada shaqayn karaan

Wasiirka waxbarashada DFS oo weydiistay xildhibaanada Puntland inay Siciid Deni ka keenaan xal ay kuwada shaqayn karaan

JUL 30, 2024

 Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Wasiirka waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheikh Cabdiqaadir, ayaa weydiistay xildhibaanada...

Warkii oo dhan »
Raysal wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Kismaayo

Raysal wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Kismaayo

JUL 30, 2024

Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray ma...

Warkii oo dhan »
Hay’adaha Ammaanka Kenya oo fashiliyay weerar Alshabaab ah ay ku qaadi lahaayeen deegaan katirsan Garissa

Hay’adaha Ammaanka Kenya oo fashiliyay weerar Alshabaab ah ay ku qaadi lahaayeen deegaan katirsan Garissa

JUL 30, 2024

Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Hay’adaha ammaanka dalka Kenya ayaa fashiliyay weerar qorsheysan oo Al Shabaab ay ka fulin lahaayeen deegaanka Ala...

Warkii oo dhan »
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo wadahadal ku yeeshay khadka Taleefanka

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo wadahadal ku yeeshay khadka Taleefanka

JUL 30, 2024

 Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Xalay wadah...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Turkigu sii wadidoono dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Turkigu sii wadidoono dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia

JUL 30, 2024

 Talaado,  Luulyo, 30, 2024 (HOL) -  Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...

Warkii oo dhan »