Wararka Maanta
Sirdoonka Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan magaalada Boorama
Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Hay'adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Hay'adda Sirdo...
Warkii oo dhan »Madaxda dowladda Fedaraalka iyo masuuliyiin kale oo caan ah oo ka tacsiyeeyay geerida Kabtan Axmed Xaaji Cilmi Guure
Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Waxaa si aad ah isku soo taraya masuuliinta ka tacsiyadeyneysa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allah u nax...
Warkii oo dhan »Haweeney wiil gabadheeda u dhaxday ku dishay magaalada Boosaaso
Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Maxamuud Cabdi Bile Cabdi oo ahaa wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Boosaaso ayaa u geeriyooday dhaawac ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay madaxa Maaliyadda Shabaab ee gobolka Mudug
Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Degmada Hobyo ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen horjoogihii maaliyadda gobolka Mu...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo sheegtay in nolol wanaagsan ka jirto deegaanadii laga xureeyay Al-shabaab
Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cali Yuusuf Xoosh ayaa faahfaahin dheeraad...
Warkii oo dhan »Aasaasihii Hiiraan Online iyo hormuudkii warbaahinta Soomaaliyeed Kabtan Axmed Guure oo ku geeriyooday Ottawa
Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Aasaasihii iyo maareeyihii shakabada wararka Hiiraan Online oo ah mareegaha ugu da’da weyn ee wararka So...
Warkii oo dhan »Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay dhul howd ah oo ku yaala gobolka Jubbada Hoose
Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland guutada Birjeex ayaa howlgal ay ka sameeyeen dhulka howdka ah ee ku ya...
Warkii oo dhan »Xukuumada Somaliland oo xisbiga Waddani ku eedaysay faafin warar been abuur ah
Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Wasiirka Qorshaynta Somaliland Axmed Maxamed Diiriye Toorno, ayaa xisbiga Waddani ku eedeeyay in uu xaqiro wax qabadka ...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo ugu hambalyeeyay Puntland doorashadii dadweyne ee laga qabtay gobolka Nugaal
Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Mareykanka ayaa ugu hambalyeeyay Puntland iyo shacabkeeda doorashadii golaha deegaanka ee dhawaan ka dhacday gobo...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo digniin u diray dadka shacabka ah ee wali degan dhulalka danta guud ah
Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Cali ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal burburin ah oo...
Warkii oo dhan »