Wararka Maanta
Dowladda Fedaraalka oo si adag uga jawaabtay dhaliilo la xariira iney ku fashilantay dagaalka Al-shabaab
Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa ...
Warkii oo dhan »Puntland: Hubka lagu qabtay Shiilo Madow waa naiitjada qaadista cunaqabataynta hubka Soomaaliya ee lagu degdagay
Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa sheegay hubkii shalay lagu qabtay degaanka Shiilo Madow ee gobolka Galgaduud uu khatar ...
Warkii oo dhan »Rag ka tirsanaa Al-shabaab oo goordhaw lagu toogtay fagaare ku yaala magaalada Kismaayo
Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saakay xukuno dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka ti...
Warkii oo dhan »Maamulka Galmudug oo ka hadlay hub fara badan oo gacanta u galay maleyshiyaad kasoo jeeda Cabudwaaq
Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Ku dhawaad 20 qof ayaa ku geeriyooday markii Labo gaari oo xamuul ah oo siday hub ka yimid dalka Ethiiop...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 50 Shabaab ah lagu dilay howlgal ka dhacay aagga Masagawaa
Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay, in ka badan 50 Shabaab ah in lagu dilay howlgal ay si wadajir ah ...
Warkii oo dhan »Taliyahii Xabsiga Dhexe ee Xamar oo shaqo ka joojin lagu sameeyay iyo taliye kale oo la magacaabay
Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Jenaraal Mahad Cabdiraxman Aadan ayaa shaq...
Warkii oo dhan »Alshabaab oo sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay degmada Boondheere
Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkii ismiidaamin ahaa ee xalay ka dhacay maqaayadda Top Coffee oo kut...
Warkii oo dhan »Taliyaha Ciidanka Asluubta "Furahayahii Xabsiga isago dhintay ayaan dalacsiin doona darajadiisa, waxaana loo dhisaya taalo geesinimo"
Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jenaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo loo yaqaano taliye Shub ayaa shaac...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay Qarax Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Muqdisho
Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax Ismiid...
Warkii oo dhan »Muqdisho: Shan qof oo ku geeriyooday qarax xalay lagu weeraray goob lagu daawanayay cayaarta Spain iyo England
Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Qarax ka dhacay bannaanka maqaaxi lagu shaaheeyo oo ku taalla degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho ayaa wax...
Warkii oo dhan »