Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheikh: Shabaab waxay isticmaalaan akoono dad shacab ah si ay canshuurta ugu qaataan
Sabti, Luulyo, 13, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Sheegay, in Al-Shabaab ay isku dayayaan...
Warkii oo dhan »Ciidanka Asluubta oo soo afjaray weerarkii Xabsiga dhexe, soona bandhigay Meydadka ragii weerarka geystay
Sabti, Luulyo, 13, 2024 (HOL) - Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa goordhaw soo gabagabeeyay weerar ka dhacay gudaha Xabsiga dhexe ee Xamar oo ay...
Warkii oo dhan »Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo sheegay in aanu ka qaybgalidoonin doorashooyinka Somaliland
Sabti, Luulyo, 13, 2024 (HOL) - Guddoomiyihii Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in aanu ka qaybgalidoonin doo...
Warkii oo dhan »Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar
Sabti, Luulyo, 13, 2024 (HOL) - Wararka haatan kusoo dhacaya warqabadka HOL ayaa sheegaya in rasaas xoogan ay ka dhex socoto gudaha Xabsiga dhexe ee X...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Finland oo meel mariyay sharci ka dhan ah muhaajriinta ka imaanaya Soomaaliya
Sabti, Luulyo, 13, 2024 (HOL) - Baarlamaanka Finland ayaa meel mariyay sharci siinaya ciidamada ilaalada xuduudaha inay xannibaan muhaajiriinta ...
Warkii oo dhan »Duulimaadka tooska ah ee Egypt Air oo Maanta magaalada Muqdisho laga daahfuray
Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi Axmed...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh “Qof Shabaab ah kuma soo wici karo, mana wici kartid ogow waa dambi taas"
Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in ciqaab ada...
Warkii oo dhan »Somaliland oo ka guuraysa Xeerka Ciqaabta Soomaaliya oo ay 33 sanno isticmaalaysay
Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay ka guurayso Xeerkii Ciqaabta Soomaaliya oo ay isticmaalaysay mudadii ay jirt...
Warkii oo dhan »Dagaal beeleedkii degmada Luuq oo laga soo saaray qodobo muhiim ah
Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Guddiga xal u helista dagaal beeleedka degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa soo saaray qodobo la xariira xal u heli...
Warkii oo dhan »Lataliyahii amniga Farmaajo "Abiy Axmed waa nin xagjir ah, hadii dowladda iska dhicin karin Al-shabaab ha u baneyso"
Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Cabdisaciid Muuse Cali Lataliyahii hore ee dhanka amniga Qaranka madaxweynahii hore ee dalka Maxamed Cabdu...
Warkii oo dhan »