Wararka Maanta
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose
Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Xalay ku dhexmaray deegaanka Qaamqaam oo ka mid ah deegaanada h...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo sheegay in uu Somaliland kala hadlay xalinta khilaafaadka gobolka
Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay in ay Somaliland kala hadashay in wixii khilaaf gobolka ka taagan la...
Warkii oo dhan »Maraykanka iyo Somaliland oo ka wada hadlay heshiiska Itoobiya, amniga gobolka iyo doorashooyinka
Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (HOL) - Dowlada Maraykanka iyo Somaliland ayaa ka wadahadlay xaalada amaan ee Geeska Afrika, heshiiska Somaliland iyo ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Jabuuti oo maanta kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah
Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta dalka Jabuuti ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo lagu mataaney...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Kenya oo kala diray Golihiisa xukuumadda oo lagu eedeeyay tayo xumo
Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta ah kala diray dhammaan golihiisa Wasiirada, wuxuuna ballan qaaday ...
Warkii oo dhan »Maryan Mukhtaar oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Ururka Qareennada Ontario
Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (HOL) - Maryan Mukhtaar oo ah haweeney asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, islamarkaasna ku nool dalka Canada, ayaa loo...
Warkii oo dhan »EgyptAir oo todobaadkan si rasmi ah u bilaabaysa duulimaadyada Qaahira iyo Muqdisho
Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (HOL) - Shirkadda duulimaadyada dalka Masar ee EgyptAir ayaa bilaabi doonta duulimaadkeedii ugu horeeyay ee Qaahira iy...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Macalimow: $27,500 ayaa bil kaste laga jaraa mushaarka baarlamaanka mana jirto wax lagu qabtay
Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (HOL) - Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimow oo katirsan golaha shacabka ee aqalka Hoose ayaa su’aal galiyay sida l...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo goordhaw Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Hiiraan
Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa goordhaw Ururka Al-shabaab kala...
Warkii oo dhan »Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo beenisay war lagu faafiyay baraha bulshada
Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (HOL) - Dawladda Maraykanka ayaa meesha ka saartay warar sheegaya in ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geesk...
Warkii oo dhan »