Wararka Maanta
Hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya oo la ogaaday inuu nool yahay oo uu ka badbaaday duqayntii Maraykanka
Talaado, Luulyo, 9, 2024 (HOL) - Hogaamiyaha kooxda Daacish Soomaaliya, Cabdulqaadir Muumin, ayaa la ogaaday inuu nool yahay oo uu ka badbaaday ...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan
Talaado, Luulyo, 9, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlagalo ka dhan ah kooxda Al-sh...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay 970 qoys oo ku barakacay dagaalladii ka dhacay Galbeedka gobolka Mudug
Talaado, Luulyo, 9, 2024 (HOL) - Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in dagaal ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta safar shaqo ku tagay dalka Eretariya
Isniin, Luulyo, 8, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray ...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay howlgal ka socda Xaafada Dab damiska ee maagalada Muqdisho
Isniin, Luulyo, 8, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal aroornimadii...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda oo burburin ku bilaabay Xaafada Dab damiska ee degmada Wadajir
Isniin, Luulyo, 8, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa aroornimadii hore ee Saakay ku jarmaaday Xaafada Dab damiska ee de...
Warkii oo dhan »Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleedka degmada Luuq ee gobolka Gedo
Isniin, Luulyo, 8, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta xaalad deganaasho ah ay ka jirto, ...
Warkii oo dhan »Xubno katirsan ururka Daacish oo iskusoo dhiibay ciidamada Puntland
Isniin, Luulyo, 8, 2024 (HOL) - Labo xubnood oo katirsanaa kooxda Daacish ayaa iskusoo dhiibay ciidamada Daraawiishta ee Puntland ee ku sugan de...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse: Waxaan qaadaynaa tallaabo degdeg ah oo aan ku joojinayno dagaalka Luuq
Isniin, Luulyo, 8, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu joojiyo...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo sheegtay in ay tallaabo ka qaadayso dadka ku lugta leh colaadda ka taagan degmada Luuq
Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Maamulka jubbaland ayaa digniin u jeediyay dadka ku lugta leh colaadda ka taagan degmada Luuq ee gobolka Ged...
Warkii oo dhan »