Wararka Maanta
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo maanta markale ka dhacay degmada Luuq
Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed maanta markale ka dhacay gudaha degmada Luuq ee gobolka Gedo, k...
Warkii oo dhan »Ciidamo isku dhaf ah oo la wareegay amniga inta u dhaxaysa Galdogob iyo Bandiiradley
Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda Puntland iyo Galmudug ayaa si rasmi ah looga howlgaliyay degaanadii dhawaan ...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo soo bandhigay nin ku eedeysan faafinta anshax xumo
Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa warbaahinta u soo bandhigay Ashraf Cali Nuur oo ku...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: Shabaabku waxay dalka ka bilaabeen iska horkeenidda beelaha si aan uga jeesano xorraynta dalka
Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, Alshabaab inay qeybo kamid ah gob...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda iyo Kuwa Jubbaland oo kooxda Al-shabaab kala wareegay deegaan muhiim ah
Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa kooxda Al-shabaab ...
Warkii oo dhan »Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland oo balanqaad u sameeyay daneeyayaasha doorashooyinka
Sabti, Luulyo, 6, 2024 (HOL) - Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa daneeyayaasha doorashooyinka ururada iyo madaxtooyada u balanqaaday i...
Warkii oo dhan »Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo safar ugu baxay dalka Jabuuti
Sabti, Luulyo, 6, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha Maamulka ku meel gaar ka ah SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa safar shaqo ugu anbabaxay da...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh "Waxaa inaga go'an in dalka uusan dib ugu laaban doorashooyinkii dadbanaa"
Sabti, Luulyo, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 5-aad ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Jubbaland oo digniin adag kasoo saaray dagaal beeleedka degmada Luuq
Sabti, Luulyo, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa ugu baaqay beelo walaalo ah oo ku dagaal...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta jawaab ka bixiyay hadalkii raysal wasaaraha Ethiopia
Sabti, Luulyo, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii dhawaan kasoo baxay raysal wasaara...
Warkii oo dhan »