Wararka Maanta
Degmada Xuddur oo halis ugu jirta inay gacanta u gasho kooxda Alshabaab
Khamiis, Luulyo, 4, 2024 (HOL) - Alshabaab ayaa qarka u saaran inay la wareegaan Gacanta ku haynta degmada Xudur ee gobolka Bakool, sida uu shee...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose
Khamiis, Luulyo, 4, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgal sifeyn ah oo ay ka sameeyeen deegaanka Nuur gare ee gobol...
Warkii oo dhan »Midowga Yurub oo sheegay in burcad badeedda Soomaalida ay tiro ahaan iyo awood ahaanba ay sii kordhayaan
Khamiis, Luulyo, 4, 2024 (HOL) - Weerarada kooxaha Xuutiyiinta ee Iran ay taageerto ka geysanayaan badda cas ayaa fursad u noqotay kooxaha burca...
Warkii oo dhan »Dad ku dhintay laba beelood oo ku dagaallamay gobolka Doollo ee Dowlad Degaanka Soomaalida
Khamiis, Luulyo, 4, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in gobolka Doollo gaar ahaan degmada Wardheer ay k...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh "Waxaan diyaarinay baahiyaha muhiimka u ah dhameystirka dagaalka Argagixisada"
Arbaco, Luulyo, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii labaad ku sugan furimaha hore ee ...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse "Sanadaha dhaw waxaan rabnaa in 50% miisaaniyadda dalka ka timaado Kaluumeysiga"
Arbaco, Luulyo, 3, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka Toddobaa...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse ''Itoobiya Bad uma socota waxay rabtaa dhul ay qaadato
Arbaco, Luulyo, 3, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay, dowladda Ethiopia inay raadi...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo markale shaacisay iney qaadaneyso 3,000 oo Macalimiin ah
Arbaco, Luulyo, 3, 2024 (HOL) - Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa markale shaaca ka qaaday iney qaadaneyso 3,000 oo ...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda oo Al-shabaab ka soo furtay Gaadiid badan oo ay madax furasho ka rabeen
Arbaco, Luulyo, 3, 2024 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan oo Xalay shir jaraa’id ku qabtay deegaanka Doon...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Shelkh: "Ma jiraan wax calaamado ah oo muujinaya in ay Itoobiya ka soo laabanayso heshiiska badda
Arbaco, Luulyo, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in aanay jirin wax muujinaya in Itoobiya ay dib uga l...
Warkii oo dhan »