Wararka Maanta
Hantidhowrka Guud ee Qaranka oo shaaciyay in ku dhawaad 21 Milyan oo doolar ka maqan tahay qasnada dowladda
Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Hantidhowrka guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalad...
Warkii oo dhan »Musuq maasuq saamayn ku yeeshay waaxda caafimaadka Soomaaliya
Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Warbixin ay soo saartay hay'adda u Doodda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty, ayaa lagu sheegay, in ay sare u kaceen ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo soo bandhigtay caddaymo ku aadan jabhada ay sheegtay in ay Jabuuti joogto
Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa soo bandhigtay caddaymo ay sheegtay in ay muujinayaan jiritaanka jabhad ka dhan ah jiritaankeed...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Jubbaland oo ansixiyay wax ka badalka qodobo xasaasi ah oo ka mid ahaa Dastuurka Maamulkaas
Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeeshay kulan ...
Warkii oo dhan »Dab xooggan oo maanta ka kacay suuqa Ashawa ee magaalada Diridhabe
Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Diri dhaba ayaa sheegaya in maanta uu dab xooggan ka kacay mid kamid ah suuqyada ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay waxa ka jira in dowladda wadahadal kula jirto Al-shabaab
Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay wararka sheegaya in dowladda a...
Warkii oo dhan »Itoobiya iyo Soomaaliya oo aan wax heshiis ah ku gaarin shirka uga furmay magaalada Ankara
Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Wajigii koowaad ee wada hadalada Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Ankara ee dalka Tu...
Warkii oo dhan »Jabuuti oo Madaxweyne Biixi ku eedaysay xaalad abuur
Isniin, Luulyo, 1, 2024 (HOL) - Jamhuuriyada Jabuuti ayaa markale iska fogaysay in ay martigalinayso jabhad ka dhan ah jiritaanka Somaliland.new...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay qorshaha dalka uga baxayaan ciidanka ATMIS
Isniin, Luulyo, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa si faahfaahsan uga hadlay qorshaha ciid...
Warkii oo dhan »Qoor Qoor: Dad dano siyaasadeed wata ayaa hurinaya colaadda beelaha Puntland iyo Galmudug
Isniin, Luulyo, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoor Qoor ayaa ku eedeeyay kooxo dano siyaasadeed wata inay ka dambeeya...
Warkii oo dhan »