Wararka Maanta
Soomaalida iyo Canfarta oo wali ku dagaallamadaya degaanno ka tirsan Gobolka Siti ee Dowlad Degaanka Soomaalida
Isniin, Luulyo, 1, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in uu maanta dagaal culus oo u dhaxeeya Soomaalida ...
Warkii oo dhan »Dowlada Jabuuti oo beenisay in ay martigalinayso jabhad kasoo horjeeda Somaliland
Isniin, Luulyo, 1, 2024 (HOL) - Dowlada Jabuuti ayaa eedayn aan raadlahayn ku tilmaantay hadalkii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku shee...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo dib u dhigtay dhaqan galka mamnuucista bacaha
Isniin, Luulyo, 1, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa saddex bilood dib u dhigtay dhaqan galka go’aanka lagu mamnuucay ka ganacsiga iyo ist...
Warkii oo dhan »Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ahaa oo Baledweyne ka dhacay
Isniin, Luulyo, 1, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin aha oo galinkii dambe ee Shalay ka d...
Warkii oo dhan »Qaar ka mid ah Wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho oo Saakay xiran
Isniin, Luulyo, 1, 2024 (HOL) - Waxaa saakay xiran inta badan wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, kadib hab maamuus aan horay loo arag...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Baledweyne
Axad, Juun, 30, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xoogan oo jugtiisa si weyn looga maqlay dhamaan xaafadaha magaalada...
Warkii oo dhan »Somaliland oo beenisay wararka sheegaya in la xidhay xafiis wakiileed keeda Jabuuti
Axad, Juun, 30, 2024 (HOL) - Wakiilka Somaliland ee Jabuuti Cabdiftaax Siciid Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay jabhada ay Somlilan...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xeer Madaxweyne ku dhisay Sanduuqa Qaran ee Cimilada
Axad, Juun, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Xeer madaxweyne ku dhisay Sanduuqa Qa...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Axad, Juun, 30, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo barqanimadii maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdish...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Itoobiya oo wada hadal rasmi ah uu uga furmayo magaalada Ankara
Axad, Juun, 30, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi iyo wafdiga la socda ayaa maanta u ambabaxay Turkiga, hal...
Warkii oo dhan »